Nimcaan mahdi on Clubhouse

Updated: Jul 12, 2023
Nimcaan mahdi Clubhouse
176 Followers
175 Following
@nimcaan143 Username

Bio

Markuu Nabigeenu محمــــدﷺ (SCW) ka Tagay Adduunyada Sayyid Bilaal Binu Rawaax (Allah Haka Raali Noqdee) Isna Wuxuu Iskaga Tagay Madiina

Wuxuuna Tagey Dhulka Shaam Maxaa Yeelay Muuna ku Noolaan karin Madiina Isagoon Rasuulka محمــــدﷺ (SCW) Arkeynin.

Habeen Isagoo Hurda Ayuu ku Riyooday Nabiga suuban scw Oo Leh Bilaal Maxaad noo gooysay Nama soo booqaneysid miyaa..

Wuu Toosay Sayyid Bilaal Wuxuu Soo Fuulay Faras Dheereeya Wuxuu Yimid Madiina...

Xassan Iyo Xuseen Owlaadii Rasuulka scw ayaa ka codsaday inuu aadaaamo Markuu Aadaamay Maalintaas Sanado Badan kadib Reer Madiina Way soo Wada bexeen xataa gabdhihii guri kujirka ahaa ayaa soo baxay

Nin kasta Iyo Haweenay kasta Baroor Iyo Oohin Ayay Isku Dareen Maalin kaga oohin badan reer madiino lama arag illaa Maalinkii Uu Rasuulku wafaaday maahane.. Xusuus Nabigii scw Ay Bilaal ku Xusuusteen Markuu Sayyid Bilaal adimo Nabiga scw usoo bixi jiray oo tukan jiray..

Markuu Gaaray 《Ashhadu Anna Muxammada Rasuuulullaah》 Bilaal Ilntiisu Dhulkay ayay ku Dhacday Oo ku Daadatay Maxaa Yeelay? Muusan awowdin inuu dhameestirio .

Ha Dhaafin Adigoon Dhihin محمــــدﷺ (SCW).

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
July 12, 2023 176 +16 +10.0%
October 30, 2021 160 0 0.0%

Member of

More Clubhouse users