Dadka oo dhan jecloow, dad yarna ku kalsoonoow, cidna xaqa ay kugu leedahay ha ku xad-gudbin
Qofka wanaagsani waa ka mar kasta garanaya qiimaha waxa aad siisay leeyahay, xitaa haddii uu wax yar yahay
Marka aad go’aan gaadho, ee aad bilowdo fulintiisa, waxa keliya ee kuu muuqdaa ha noqdo in aad natiijo ka gaadho, wax kasta oo taas ka sokeeyana dan ha ka gelin
Hantida dhabta ah waa caafimaad
Maahan lacag iyo dahab 🩸✅
if the data has not been changed, no new rows will appear.
Day | Followers | Gain | % Gain |
---|---|---|---|
January 17, 2024 | 828 | +260 | +45.8% |
December 23, 2021 | 568 | +24 | +4.5% |
November 15, 2021 | 544 | +76 | +16.3% |