♧love Mama on Clubhouse

Updated: Jun 12, 2024
♧love Mama Clubhouse
105 Followers
81 Following
@namename38 Username

Bio

Muhim Maaha inaad ka xanaaqdo wax dhabarkaaga laga yiri waayo hortaada lagama odhan karo.


Afkaaga masuul kanoqo 🤐✅

Marka aan qoslaayo wa mar aan danahayga gaaray 🤭halka dadka qar ee wali aminsan
Yihin inaa guuldareste✌️😂wa igu daba
Lumeysin lee🚶‍♂️🤷




Awood uma lihid inaad bedesho muuqaalkaaga si aad u noqoto kan dadka ugu quruxda badan, laakiin waxaad awood u leedahay inaad bedesho dhaqankaaga si aad u noqoto kan dadka ugu akhlaaqda wanaagsan.



Noloshu waa filim taxana ah📽️📺 Kanaqo jilaa can ah 🫡🦸 Am daa wade edeb leh sideydo kale🥵🫶🏻


Danahaga Ka Adkaaw Dunidana Ku Joog Sharaf🖤💯



Kalsoonida Naftaada Waa Keydka Noloshada Hiigso Meel Sare❤




Farxadu ma'ahan heysashada wax walbo aad rabtid
Ee wa ku mahdinta waxa aad heysato✌🏻

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
June 12, 2024 105 +17 +19.4%

Member of

More Clubhouse users