๐ฆDhari Wiilka karin Kara โจ
Tib Xawash Ladhici Kara
Isagoon Ilmayneyn ๐ฐ๐ฐ๐ฐ
Basal Wiil Jarjari Kara ๐ก๐ก
Maraq Kulul Ka Shubi Kara๐ฅ
Milixdana Qiyaasaya
Hebelow Kolkaad Tidhaa๐
Nin Xbb Odhan Kara ๐๐๐
Hadalkaad Tidhaahdana ๐
Nacam Qaali Odhan Kara ๐
Galinkaad Xanaqdana๐ก๐ก
Kuu duugi Kara Lugo๐ข
Dhakadoo Ku Kartana ๐
Subag Kuugu Shubi Kara
Saqda Dhexe Mirqaankana
Nin Caruurta Miri Kara๐จโ๐ฉโ๐ง
Ii Door Allahayow ๐๐๐
Ha u ogolan qof an garanayn qiimahaga
inuu kuu sheego inta aad mudan tahay
๐ฅฐ
GOBANIMO QOF JIRA AHAW