Madaxweynada Haweenka on Clubhouse

Updated: Apr 25, 2024
Madaxweynada Haweenka Clubhouse
3k Followers
2.9k Following
@muna-123 Username

Bio

ǫᴏғʙᴀ ǫᴋғᴋᴜ ᴋᴀ ǫᴀʟʙɪ ❤️
ᴡᴀɴᴀᴀɢsᴀɴ ʏᴀʜᴀʏ ᴀʜᴜᴜ
ᴋᴀ ɴᴏʟᴏʟ ᴡᴀɴᴀᴀɢᴀᴀɴ ʏᴀʜᴀʏ💯💥

Dadka qaar la hadalkooda muhiim
..... ima aha🙌😌


𝕨𝕒𝕤𝕚𝕚𝕣𝕒𝕕𝕒 ʰᵃʷᵉᵉⁿᵏᵃ🦁👳‍♀️
𝕄𝕒𝕕𝕒𝕩𝕨𝕖𝕪ⁿᵃᵈᵃ ʰᵃʷᵉᵉⁿᵏᵃ👸❤️
𝕔𝕒𝕢𝕝𝕚𝕒𝕕𝕒👳‍♀️♥️
𝕄𝕊𝕊 ʰᵘᵐᵇˡᵉ💯😋
♕︎ˢᵗʳᵒⁿᵍ ʷᵒᵐᵉⁿ♕︎

AKHRISO👇

Ma ogtahay in ninkaaga uu inta badan canaanto ninka ah madaxiisu?

Ma ogtahay in ninkaaga lagu caayay goobtiisa shaqada?

Ma ogtahay in ninkaagu naftiisa u biimeeyay adiga iyo caruurtiisa dartood?

Ma ogtahay in ninkaaga uu mararka qaarkood u gaajoodo si uu u ururiyo lacagta baahiyaha guriga.

Ma ogtahay inta milyan ee dhibcood ee dhididka ah ee maalintii lagu shubo jirka ninkaaga ka hor inta aanad xanaaqin.

Bal eeg indhaha ninkaaga. Waxaa laga yaabaa in indhahaas si qarsoodi ah ilmadu uga daadato si ay u arkaan adigoo dhoola cadeynaya.

Waxaa laga yaabaa in ninkaagu uusan fulin rabitaankaaga, ma aha qaladkiisa, sababtoo ah waa duruufaha waqtiga iyo nidaamka qalloocan.

Ninkaagu waxa uu jecel yahay farxadda qoyskiisa in ka badan adiga. Waxyaalo badan ayuu arrintan la halgamayaa.

Ninkaaga waxyaalihii ugu badnaa ayuu ku tuuraa, wax badan buu liqaa xitaa marka uu saxan yahay.
Ogow qiimaha uu ninkaaga kuu leeyahay, ogow in ay tahay xuquuqdiisa dabiiciga ah in uu helo jacayl iyo ixtiraam.Mar walba yeelo xiriir diirran oo dhex mara adiga iyo jacaylkaaga iyo naxariistaada sababtoo ah wax ka badan ayuu mudan yahay.


𝕞𝕒 𝕛𝕖𝕔𝕖𝕪𝕝𝕚😴?
𝔹𝕖𝕖𝕟𝕥𝕒🥵
𝕕𝕦𝕝𝕞𝕚𝕘𝕒🤧
𝕜𝕙𝕚𝕪𝕒𝕒𝕞𝕒𝕕𝕒🤕
𝕙𝕒𝕕𝕒𝕝 𝕛𝕚𝕝𝕚𝕔𝕤𝕒𝕟😠
ℂ𝕦𝕢𝕕𝕒𝕕𝕒😞



```Qiimaha nlzhada garo qorzheeyo nlzha fahan☝️

WxD garata qov yahow inan qov qov unooli jirin🥺``


Dadku waa mid ciil qaba
Iyo mid cawuun bogsaday
Isku wada celceliyoo cololoyowgu waa buux cadcedii timadaba
Cibrooyinkaa bada

😶

No face👎😤


Yaa Allaah maalinkan cusub iigu bishaaree arsaaq aanan filanaynin, wanaag iyo khayr aanan ku fekeraynin, iina rumee riyooyin badan oon u malaynayo inaysan suurtagal ahayn. Rabbiyow hal meel ku kulansii, farxaddayda,riyadayda iyo degenaantaydaba.

Rabbiyow murugta haka yeelin mid boos ku leh qalbiyadeenna, haddii arrimuhu maalin uun cidhiidhi igu noqdaanna ka yeel laabtayda mid ku samirta oo sugta farajkaaga.Rabiyow naga yeeli kuwii safka nebiga ‎ﷺ ‎ﷺ ‎ﷺ gala 🤲🏽❤️

Amiin Yaa Rabbi.

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
April 25, 2024 3,083 +1 +0.1%
March 16, 2024 3,082 +2 +0.1%
February 23, 2024 3,080 -12 -0.4%
February 06, 2024 3,092 +4 +0.2%
January 20, 2024 3,088 +3 +0.1%
January 03, 2024 3,085 +2 +0.1%
December 18, 2023 3,083 +2 +0.1%
December 03, 2023 3,081 +4 +0.2%
November 19, 2023 3,077 +2 +0.1%
November 08, 2023 3,075 +2 +0.1%

Charts

Member of

More Clubhouse users