Mudug Girlꨄ︎ on Clubhouse

Updated: Dec 11, 2023
Mudug Girlꨄ︎ Clubhouse
371 Followers
268 Following
@muduggirl2 Username

Bio

AC Girl👑

G͓̽u͓̽d͓̽o͓̽o͓̽m͓̽i͓̽y͓̽a͓̽h͓̽a ͓̽G͓̽o͓̽b͓̽t͓̽i͓̽i͓̽ ͓̽M͓̽u͓̽d͓̽u͓̽g͓̽ ͓̽ ͓̽A͓̽a͓̽r͓̽Q͓̽o͓̽t͓̽o͓̽n͓̽s͓̽h͓̽e͓̽🤴🏾🤴🏾🤴🏾🤴🏾❤️❤️❤️❤️❤️💋💋💋💋💋💋❣️❣️❣️🤍🥰🥰🥰🥰🤎🤎🤎🤎🦁


Qofka aad ku wayn tahay
Werwer kuguma beeree
Adigoon wax waydiin
Ayuu waayihiisiyo
Runta kula wadaagaa.

~😢



Kaaba🐎🐎🐎

Badanaa jacayladu
Markaan jaanis loo hayn
Niyadduna qof jeceshahay.🫣


Boqorad waa ani kaliya👑👑



Cumar iyo Cismaan iyo nimaan Ciagle kuu sheegan ama aan Ciise maxamuud ahayn Cududa reer Faarax👑
Cagta saari waa dowladnimo caynkastay tahaye🥰❤️


🕊🕊🕊🕊

Anoon qofna dhaadinoo
Xidhiidh la wadaaga dhawr
Ayaan kugu dhaatayoon
Agtaada ku dhiirradee
Sidii gobta iila dhaqan,

Markaad i dhawaysataan
Dhankaaga u soo dabcee
Adoon igu dheelahayn
Naftaydana aan dhibayn
Qalbiga ii dhawr walaal,

Dhaqaale rag haysta oo
Dhiggaa qurux kula sitaan
Dartaa wada dhaafayoon
Qalbiga uga dhaawacee
Jacayl igu soo dhawee.

~🫠🫠



✌️🥀

Isaar doontii xubiga qalbigu bal ha ii dagee cabaar aan ku daawade indoora indoora hortayda joog😘💋🥀

my fav song🙏🙏

AC Girl👑👑👑

Member of

More Clubhouse users