Mohamed Hassan on Clubhouse

Updated: Apr 20, 2024
Mohamed Hassan Clubhouse
1k Followers
918 Following
Mar 10, 2021 Registered
@mudassird Username

Bio

BURCO 🌹🌹🌹❤️❤️❤️👑🥰


Qudh yahaye waa tuma qofkuu
qalbigu ku sualayaa?

BBs …………….18 🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹

Ilwaad dhoqoshaye 👑 🌹🌷✅

MAGACAAGU YUUNOQAN QOF XUMAAN KA MARAG KACA?





Inkastood mariinkiyo
Magacaba ka tahay dumar
Marna kulama simi karo
Inta kaala mida magac
Muuqaal hadey tahay
Maankiyo wax garadkiyo
Midabkaaga dahabka ah
Mililicada awgaa
Markii aan ku eegaba
Milicsiga ku wacanay
Maskaxdeyda adigaaa
Dhex mushaaxinaayo
Marna kama dhamaatide
Kolba waxaan matalaaa
Maanta meeshaad joogtiyo
Maradaad ku baxaysiyo
Sidii madax sideedii
Hadalkaaga miisaaman

Invited by: 🆂🅸🆁 T͟a͟w͟a͟k͟a͟l͟

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 14, 2024 1,090 -1 -0.1%
December 16, 2023 1,091 -1 -0.1%
November 17, 2023 1,092 +1 +0.1%
November 07, 2023 1,091 -9 -0.9%
October 14, 2022 1,100 -100 -8.4%
September 22, 2021 1,200 +451 +60.3%

Charts

Member of

More Clubhouse users