Hadii aad doonaysid in aad i aragto indhaha igu fiiri 👁laakin haddii aad doonayso in aad aragto wanaageyga, qalbiga igu fiiri💝
Maxaayeelay aragtida qalbiga ayaa ka xeeldheer tan indhaha👀
"Anigu aad uguma wanaagsani in aan dareenkayga erayo ku cabbiro. Taasina waa sababta ay dadku ii qalad fahmaan."