๐โโ๏ธ๐โโ๏ธSAXIBKU WAA HADIYADA NOLOSHA.
๐๐ FARXADA CIDNA LAGUMA DOORSADO.
๐ค๐คSAAMEYN IGU YEELO BALSE I ILALI.
๐งณ๐งณIGA TAG BALSE CARO HA IGAGA TAGIN.
๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐
๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ฆ
๐ฆ
๐ฆ
๐ฆ
๐ฆ
๐ฆ
๐ฆ
๐ฆ
๐ฆ
๐
โDooqiyo jaceylkuba
โDadka wey wadaagaan
โDamac iyo xishoodna
โDumar lagama waayo
โDiintiyo qurโaankana
โCulimadu ma deyso
โAnna doonistaadii
โKama daalin inanyahay
โInaan kuu dansheegtey
โAdba waad Ogeyde
โMaad ila dadaashid
โCowsha duurka joogtiyo
โDugaagiyo waraabahaan
โMaalmahan la deris noqdaye
โInaan Adiga kuu duleysnahay
โDamiirkaaga ku haay
โQureshtii Haweynkaay
โDheyman Ina Habloodeyโ
โโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโ
๐ฅ๐ฅ๐ฅ๐ฅ๐ฅ๐ฅ๐ฅ๐ฅ๐ฅ๐ฅ๐ฅ๐ฅ๐ฅ๐ฅ๐ฅ๐ฅ๐ฅ๐ฅ๐ฅ๐ฅ๐ฅ
๐ฉ ๐ชHashaan Gaada weynoow.
๐ฉ ๐
Libaax Uga Gambanwaayey.
๐ฉ๐ฆMiyaan Goranya Cawl Uga
Tagaa waa wax soo Guraye.
AUN. Timacade(Maandeeq)
๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด
โญโญโญโญโญโญโญโญโญโญโญโญโญโญโญโญโญโญโญโญโญ
โข๐๐ฅ๐ฒโฃ๏ธโณTeam ๐Nabad& Jaceyl๐โณโฃ๏ธ๐ฒ๐ฅ๐โข
if the data has not been changed, no new rows will appear.
Day | Followers | Gain | % Gain |
---|---|---|---|
January 06, 2024 | 320 | -9 | -2.8% |
January 28, 2023 | 329 | -15 | -4.4% |
September 29, 2022 | 344 | -3 | -0.9% |
August 08, 2022 | 347 | -7 | -2.0% |
July 02, 2022 | 354 | -6 | -1.7% |
May 26, 2022 | 360 | -12 | -3.3% |
April 18, 2022 | 372 | -14 | -3.7% |
March 11, 2022 | 386 | -10 | -2.6% |
January 12, 2022 | 396 | -11 | -2.8% |
December 06, 2021 | 407 | -12 | -2.9% |