A̴N̴W̴A̴R̴ ̴ F̴E̴Y̴S̴A̴L̴ on Clubhouse

Updated: Apr 22, 2024
A̴N̴W̴A̴R̴ ̴ F̴E̴Y̴S̴A̴L̴ Clubhouse
1.4k Followers
1.7k Following
@manchester4l Username

Bio

🟢⚪️🔴garxajis ᴘᴏɪ G36🚬🐅 +hawiye 🦁

Maahmaah Irish ah;

-Waligaa candhuuf haku tufin Ceel, waxaa macquul ah maalin uun inaad biyihiisa u baahatee.

Maahmaah French ah.

-Jaceylkaaga sii xaaskaaga, sirtaadana sii hooyadaa.

Maahmaah Talyaani ah.

-Jaceyl iyo Catarba ma qarsoomaan.

Maahmaah Switzerland ah.

-Haduu qofka dhargo Muufo dhadhan ma yeelato.

Maahmaah Scotish ah.

-Hadaadan dhoolacadeyn karin Tukaan ha isku furan.

Maahmaah Spanish ah.

-Jaceylkii hadiyado quud looga dhigo marwalba wuxuu ahaan mid baahan.

Maahmaah Japanes ah.

-Ilaahay wuxuu shumbiraha u hibeeyaa quudkooda, balse si ay u helaan waa inay duulaan marka hore.

Maahmaah Hollandes ah.

-Jaceyl wuxuu jiraa intaad lacag haysato.

Maahmaah Indonosia ah.

-Qofkii saaxiibkii xoolo daymiyo labadaba wuu waayaa.

Maahmaah Belgium ah.

-Ninkii guursada Gabar Qurux badan wuxuu u baahanyahay labo indhood kabadan.
🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥
⬜⬜⬜★⬜⬜⬜ 💉🩸
🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
April 22, 2024 1,458 +4 +0.3%
March 15, 2024 1,454 -1 -0.1%
February 22, 2024 1,455 +4 +0.3%
February 05, 2024 1,451 -1 -0.1%
January 18, 2024 1,452 +3 +0.3%
January 02, 2024 1,449 +3 +0.3%
December 17, 2023 1,446 +4 +0.3%

Charts

More Clubhouse users