A͓k͓r͓a͓m͓ J͓a͓m͓a͓ on Clubhouse

Updated: Apr 26, 2024
A͓k͓r͓a͓m͓ J͓a͓m͓a͓ Clubhouse
2.1k Followers
1.9k Following
@maduulnaa Username

Bio

markii Aad igu tiri qaali😍waxey ila noqotey inay dunida oo idili Ay istaagtey daqiqado⏱🫀sida in uu qalbigu uu booskiisa kasoo dhaqaaqey Neefsigana Aan joojiyey 🫀❤️💯Aadimaga oo dhani waxa uu u noolyahay Inuu wax jeclaado ama la jeclaado isaga Anigana nasiibku adiguu ikaa siiyey si aan kuula qaato nolol qurux badan🍯❤️😍wadanaha adigaa u furay albaada farxadda iyo dholacadeynta Marka aan ku arko waxan si qota dheer u dareemaa In inadhahaaga quruxda badan ay aniga i raadinayaan 😍💋🤍 Waxa ayna dheguhu joojiyaan inay maqlaan dhawaq kasta Maskaxduna waxay bilowdaa inay ka fekerto🧠🗣🍯 hadalada macaan ee kaa imaan doona❤️🍯🌹Uma baahni kumanan sababood Si aan u dareemo in aan kugu weynahah💯❤️🤍waxa dhan Ee aan rabo Waan in aan dunida kugula Nolaadaa jaceyl🍯❤️Waxaa tahay iftinkii nolasheyda✔️🔐💯Waxaan jaclaan lahaa in aan noqdo💯 wax kastoo kaa dhoollacadeysiiya😀😍Isla markaana kaa Farxiya😄❤️💯Waxaan doonayaa in aan Kuu jaclaado❤️💋💯Si aanan waligii qof bin aadam Loo jaclaan❤️😀💯Waxaan jaceyl qadaaa❤️?? Mar kastoo aan ku Arkoh👩‍❤️‍👨💞Jaceylka aan ku qabo waligii ?? Ma dhamaan doono❤️💯Waan ku jeclahay wax kastoo Aad tahy❤️💯Dunida ma yaalo miisan cabiri kara🌎⚖️Jaceylka aan Kuu qabo👩‍❤️‍💋‍👨❤️💯Wuxuu ka qotto dheeryahay Bada🌊💯Subax kasta waxa ay nolasha Isiisaa🌅🍯Sababa cusub oo Aan kugu jaclaado👩‍❤️‍💋‍👨🤍🍯Isla markaaneh kaaga mahad celiyo💯☝🏼Waxaad i siisay!!! waxaa tahy qofka haayo furayaasha Qalbigeyga🗝❤️Haddii ay jiraan wax yabo aan Ka cabsanyo🥺In aan ifka ku waayo ! Waa Adiga💯☝🏼Mana awoodo in aan ku waayo😰Mar kastoo aan wax rajeeyo !! Waxaan rajeeyaa in aan waligeen wada jir ahaano👩‍❤️‍💋‍👨💯Waan ogahy in taasi run Noqon doonto💯🤍🍯Sababtoo ah mar hore ayaad ku noleed qalpigeyga💯Haddii aan ahaan lahaa ilamadaada🥺👀Waxaan ku dhici lahaay bishimahaaga💋Balse haddi aad adiga ahaan laheed ?? ilmada indhaheyga😥👀Waligey ma oyn laheenz🥺❤️💯Maadaama aan ka cabsanayo In aan ku waayo🥺🤍

Horeyna Waa ku jeclaa💗hadana Waa ku jeclahay❤️indhaheyga marka ay xiran yihiin😳Adiga ayan ku ar,kaa👀Markan furana🤩waxaan jeclahay….👩‍❤️‍👨 adiga ina ku ar,ko…👀👈🏻Adiga hadaan kuwayo…😢anigoo dhan😓murug Ayaa I qabaneyso…😰indhaheyga…👀wexey kaliyoo raadiyaan…🙄Adiga…👈🏻waxaan waali ku tilmaam…🤪ama waxa doonti ku tilmaam…😵‍💫balse aniga…👤👈🏻xageyga wexey ka yihiin jecel jecel oo kaliya….❣️❣️

❤️🥰👸💍🌎🔐💐😘
Bᴀʀᴀsʜᴏ ʜᴏʀᴛᴇᴇᴅ ʜᴀ ɪ ɴɪᴄɪɴ 🇺🇸🇺🇸🇸🇴🇸🇴🙏🏽🙏🏽📞📞

Markii aan adiga ku arkay ayaaan arkay farxad, Markii aad adiga ii soo dhawaatay ayeey siyaaday farxadeyda


𝔸𝕕𝕠𝕠 𝕩𝕒𝕒𝕕𝕚𝕣𝕒 𝕞𝕒 𝕠𝕠𝕪𝕒𝕒 😭😭😭😭
𝕏𝕓𝕓𝕚 𝕞𝕒𝕜𝕦 𝕚𝕝𝕞𝕖𝕪𝕒𝕒🥲🥲🥲🥲

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
April 26, 2024 2,109 +54 +2.7%
March 17, 2024 2,055 +19 +1.0%
February 24, 2024 2,036 +18 +0.9%
February 07, 2024 2,018 +15 +0.8%
January 20, 2024 2,003 +12 +0.7%
January 04, 2024 1,991 +15 +0.8%
December 19, 2023 1,976 +21 +1.1%
December 04, 2023 1,955 +21 +1.1%
November 19, 2023 1,934 +13 +0.7%
November 08, 2023 1,921 +11 +0.6%

Charts

Member of

More Clubhouse users