Inaan dhaato maan rabine waa, I kicisay dhiigiiye
Anagu dhiiranee ceebta waa, nagu dhadhaarteene
Halihii ogaadeenku dhacay, malaha sii dhawre
Dhulka yaa mulkiyay yaa jigjiga, dhidibka u taagay
Diridhaba dhismaha yaa u badan, yaa qaxwaha dhoofsha
Waxaad dhuunyatoo idil ayaa, bari u soo dhoofsha
Dharka yaa idiin xidha cadhaad, dhag iska siisaane
Dhudhunbaan ku riixnee jufada, lagama dhaansheen eh
Dhaantada waxa lugu qaadayaa, subusha dheegeeda
Bada dhereran xeebtoo dhaniyo,
saylac dhinaceega
Xadkii laanta cawda leh la dhigay, dhagaxii waa yaale
Jabuutaan dhan leenahaye waa, is dhago tiraysaane
Dhaw dhawlayaashii burcaad dhaxal wadaagtaan ee
Halkii abhiin lgu dhala dhinac la hystaa
Shan mayil Manad dhaafin burcaad wali, dhex joogtaane
Habar-yoonis dhul ay leedahaad, dhinac ka taaliine
Dhabac baad tihiin habar-jeclooy, saaran dhiitacabe
Dhaxal baa tihiin an lahyn dhiig rag
Dhanbacaadadii iyo nugaal waa, lagaa dhacay
Waa jees dhul-bahante ah waxaad, uga dhaqaaqden eh
Dhulka waxad ku joogtan wa Dhiman ha noolan
Anagaa dhabsiin maalin qudha, kuna dhirbaaxayne
Dhankayga soo mara inta kalena waa, dhici💙
Invited by: Herr Dhafuje
if the data has not been changed, no new rows will appear.
Day | Followers | Gain | % Gain |
---|---|---|---|
June 13, 2024 | 403 | +7 | +1.8% |
July 12, 2023 | 396 | -12 | -3.0% |
October 01, 2022 | 408 | -5 | -1.3% |
August 10, 2022 | 413 | -5 | -1.2% |
July 04, 2022 | 418 | -4 | -1.0% |
May 28, 2022 | 422 | -20 | -4.6% |
April 20, 2022 | 442 | -5 | -1.2% |
March 13, 2022 | 447 | -1 | -0.3% |
January 15, 2022 | 448 | +80 | +21.8% |
December 08, 2021 | 368 | -5 | -1.4% |