MÅÅŔĪÆ ÇÀĎĒĚÝ on Clubhouse

Updated: Oct 2, 2022
MÅÅŔĪÆ ÇÀĎĒĚÝ Clubhouse
2k Followers
1.8k Following
@maaria38 Username

Bio

Ilaahay wuxuu kusiiyo cidna kaama qaadi karto, wuxuu kuu diidana cid Kuma siin karto

اللهم لا مانع لما اعطيت ولا معطي لما منعت ولا ينفع ذالجلالة منك الجد.





Waxaan NAfteyda iyo Tiinaba Udardaarmayaa cabsida allaah markaad kali tahey iyo markakalaba, dhowr naftaada oo xasuuso hadalka allaah

'' وَهُوَ الَّذِي يَتَوَفَّاكُم بِاللَّيْلِ وَيَعْلَمُ مَا جَرَحْتُم بِالنَّهَارِ ثُمَّ يَبْعَثُكُمْ فِيهِ لِيُقْضَىٰ أَجَلٌ مُّسَمًّى
ثُمَّ إِلَيْهِ مَرْجِعُكُمْ ثُمَّ يُنَبِّئُكُم بِمَا كُنتُمْ تَعْمَلُونَ ''

Allaah waa kan idin oofsada habeenkii ogna waxaad sameysaan
maalintii markaas baa la idin soo bixiya in la xukumo ajal magacaaban,
xaggiisaana laydiin Celin, markaasuuna idiinka warami waxaad
sameneysaan !!!!! Allaahu Akbar Rabigayow Markasta Raali Ahaanshahaaga Nagu NOolee Naguna Dil Allahuma AamiiiiiiN !!!!!





Anagooo og in an dhimaneyno,wlipo nala xisaabinyo😢
Ayaan Waxan u dhaqmeyna sida in Nala Yiri.

"Iska nolaada ma dhimaneysiin✋🏽mana leydin xisaabinayee.💔😢

🤦💔💔💔😢
Rbbow kuwa diinkooda ku dhqma naga yeel💔
Sidaan an ku soconno 😥layaabnhay sidaan ma ilahy hortiisa ku tagi rbnaaa...??😓💔💔

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
June 10, 2022 2,000 -100 -4.8%
June 06, 2022 2,100 +100 +5.0%
June 05, 2022 2,000 -100 -4.8%
November 23, 2021 2,100 +100 +5.0%

More Clubhouse users