BEER DILAACSHE on Clubhouse

Updated: Mar 24, 2024
BEER DILAACSHE Clubhouse
1.8k Followers
1.3k Following
@libaax.qadiye Username

Bio

Beerka iyo wadnaha
bogaad iiga taalaa
waa kuu bukaayoo
waxaan baadi goobaa
bidhaantaada wacanee
indhuhu ay la ooyaan🤔🩸🤩❤️


🙏🙏If someone hates you, I am the only person who shares your problems and benefits 👏🙏

Xaquuqda Erayada io
Qoraal Waxa leh
Libaax kabeeye
Copyright

Inaad Copy gareeso
Waa mamnuuc 🙏
🇸🇴
Dhallin caana diiddoo Guryihii ka caagtiyo Cadraddiyo barbaartii Sida goob ciyaareed Ugu soo carraabeen Calaf waa halkiisee Hadallada cawayskaas Ku calmaday u badan tahay Carshigaa nasahan baad Biyo wada cabteenoo Haddaan lay cadaabayn Rabbi ii cadhoonayn Dadku in ku caashaqo Madowgiyo caddaankuba Ku caleemo saaraan Sow kuma canaanteen.
Xigasho(ABWAN HADRAAWI)

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 24, 2024 1,873 +2 +0.2%
March 07, 2024 1,871 +2 +0.2%
February 14, 2024 1,869 +1 +0.1%
January 27, 2024 1,868 +1 +0.1%
January 10, 2024 1,867 +4 +0.3%
December 25, 2023 1,863 +2 +0.2%
December 10, 2023 1,861 +1 +0.1%
November 25, 2023 1,860 +1 +0.1%
November 12, 2023 1,859 +1 +0.1%
September 22, 2023 1,858 +1 +0.1%

Charts

Member of

More Clubhouse users