🫡🫡Dadku yuu kuwada baran 🫡🫡
  😇Waxaad tahay guniyo baar
🤩Badh haday kumoodaan 🫠
 😉  Boqortooyo duub xidhan 
😇 Badhka kale ha moodaan 😋
  ............inaad tahay qof baadiya.......
     😋  Haku waayin ruux goba erey aanu 
      ............kaagalin 🫠
 ....  BBs ilaa dhimashada**
**yaandulqaadku kaadhigin 
 ...qof damiirku mayd yahay..
  ..fudeydkuna adoo dagan
....magacaaga yuudilin...
     =-=Hayeeshee dantaadiyo .....
.....inaad tahay qof daacada*** 
.. Adigoo kudalayn===:::
.... dadka kalekadhaadhici.==
... Dabcigaagu kaatahay....
    haku sheego dabada
 ..NOQO QOF WANAAGSan