Faalada aduunkee Hadba fiiradeediyo Feejignaanta daarani Waxa ay na faraysaa Fariimaha dalaganee Sida falaga meeriyo Falasuuf warkiisana Ha furfuro caqliguyoo Ha ku faanto garashadu