Beerkayga badhkiisiyow
Cadkii layga beerayoow
Bu diyo dhaayahaygiyow
Maxamedkan ku badhaadhayow
Ducaan boga Kaga sidee
Baraarta aqoon ku dhaaf 
Biliga laguu soo hirtiyo 
Burjigaa qayrkaa usido
Bulashada kii kaaba noqo
Caalim diinta baahsha noqo 
Boqor dadku doorto  noqo 
Boogaha midka baanta noqo
if the data has not been changed, no new rows will appear.
| Day | Followers | Gain | % Gain | 
|---|---|---|---|
| April 30, 2024 | 1,132 | +5 | +0.5% | 
| March 19, 2024 | 1,127 | +2 | +0.2% | 
| February 09, 2024 | 1,125 | +2 | +0.2% | 
| January 06, 2024 | 1,123 | +1 | +0.1% | 
| December 21, 2023 | 1,122 | +3 | +0.3% | 
| November 21, 2023 | 1,119 | +19 | +1.8% | 
| September 22, 2021 | 1,100 | +239 | +27.8% |