Amiirka . on Clubhouse

Updated: Jan 19, 2024
Amiirka . Clubhouse
771 Followers
841 Following
@jiidali98 Username

Bio

Yar Taleex kudhalatoo,
Tamashlaysey Sool oo,
Xalin oo tis roob helay,
Ku taxaashinaysoo,
Dhummay taagan subaxoo,
Timihiina furatoo,
Tiix yari ku hooraa,
Dhexda taako siman loo,

Tamartii cadceedduna,
Biligteedi tarantoo,
Ay tahay aroor hore,
Intay socodka tidhi maag,
Tafta soo yar laabtoo,
U tudhaysa ciiddoo,
Aan taabacaynnoo,
Ubax tiigsanayso,
Lala tacajabaayo,

Cid tilmaanta quruxeed,
Tusaalaha ka mudan sheeg!.




أنت عمر سنيني، وزماني، أنت كل احتوائي ومكاني، أنت نبض قلبي وجوفي، أنت أماني واطمئناني، أنت حروف كلماتي وسطوري، أنت رقة إحساسي، همسة روحي، أنت شعور حبي وعشق غرامي، أنت لحظات أفراحي وابتهاجي، أنت سعادتي
Inan yahay adaan kaa helaa 
Ku han waynahayo 
Inan Yahay adaan kula haya 
Kuna heelano 
Inan yahay ada iga hantiyey 
Hanka feedhahee
Adigan hurdada kaaga go'ay
Haakah iyo jiife
Adigaan hablaha tii aan arkaba
Kugu hilmaamaye
Adaan kuugu heesa sidii
Hooyo ubadkeede
Hadal kaagu way malab dawiyo timirtii jiidali
❤❤❤❤❤❤❤
Inta gabar dhigaaya
Rabi baa ku dhaafsho
Kaa yeelay dhamays
Dheemann aan la helin
Mid ku dheehan xishood
Dhawrsananta jeceloo
Diintana ku dhaqatoo
Dhaliili ka dheertahay
Adaa Geenya dhugucoo
Dhib la aan ku dhalato
Dhooleheeda cad iyo
Dhuuxedaba laga helo
Dhaayihii ku eegaba
Sow kuuma dheegagan
Calashaan jacayl dhaba
Qalpiga uma dhaadhaco
🥰😍🤩❤❤❤❤🥰❣🧡💏
Ninba tuu ka helay buu
gabdhaha Hodan ku sheegaaye
Oon heerkastay qurux ka tahay
hawlin taa kale e
Anna dookhu adiguu huwadey
kuna hareer yaale
Qaar buu gabdhaa hilibku
iyo hugu cusleeyaaye
Adna inaanad haabkaa ahayn
hubiyey dhawrjeere
Dibnahaagan hiifkaba aqoon
hadal san mooyaane
Gudub halacsi daymada indhahan
hibada loo siiyey
Qosol hanaqa soo taabayoo
caashaq hurinaaya
Ilka aan hogoodii ka lumin
kalana hoosaynin

Sankaagaa hanaankiyo qorshaa
hadiyad loo siiyey
💑💑🫂❣🧡🤩❤
Xil qaada xasuusa dhawra
Xaq sheega xifaaladan diida
Xis Deeqa dareenka xooja
Xul baa tahay nool xagayga
Xaydaam Dhaqankii ma xoora
Misana xor ah oo xubeera
Xamdiya rabigeed la xaala
Xumaan iyo godob xabaala
Xan dhiidhiya xeer ma jiidha
🤩😍🥰🧡💏💑
waxaad tahay insaan
lagu dhintoo lagu dhibaatoodaaye
waxaad tahay dhabeel
tii u mdan dheg iyo maamuuse
mana lihdi dhaliil kolay
Tahay dheehashiyo muuqe

Waayaha aduunyada
Ku wax qaadan may-
Side
Ruux walal kumoodaa
Hadii uu ku weheshado
Ood wacad ka diidaa
Waran kaad ku tuurtaa
Kugu weecan doonee
Jacayl kuma warees-
Teen waygu wab

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
January 19, 2024 771 +152 +24.6%

Member of

More Clubhouse users