Jaalle Msn on Clubhouse

Updated: Sep 5, 2023
Jaalle Msn Clubhouse
428 Followers
533 Following
@jaalle_22 Username

Bio

☝Waxan udhaqma sidii qof weyn oo kle ama qof da'a diisa kaweyn sababtoo ah nolasha aya itustay aduunyada qeeybteda ugu xun anigo da'a yar😌

🙏⚡️Waxaan nahay jiil murugaysan lehna sawiro farxad leh.

🎤Waxan uurka hooday kasoo baxay anigoo ah keli ah, Iilkana waxa lay dhigayaa anigoo ah Keli..kolkaa sidee ayaan u oran karaa la,aanta ma noolan karo.

✋Noqo ruux marka ay dadku arkaan ay dhahaan wali aduunkii khayrkii kama dhamaanin.

🙏Markaad arko dadka qaar ficilada ay sameynayaan, waxaad ilaahay ugu mahad-naqaa tarbiyada ay waalidkay isiiyeen.

👉Muraayadu waa saaxiibkayga ugu fiican,
Sababtoo ah markaan murugoodo,
Marna iguma qosasho😓

👉Goortii qof dhibtiisa kaaga sheekeeyo micnaheedu ma aha inuu calaacalayo, ee micnaheedu waa in uu ku aaminay. Waxa ugu yar aad u sameyn karto waa inaadan cid kale uga sheekeyn. 🤐

✋Noqo wax garad oo iska cafi
Kuwa ku xumeeyay lkn ha noqon
Doqon Hana aamini mar labaad.
✋_ Riyadayda, xataa haddii muddadu dheeraato, waan gaadhi doonaa Inta aan haysto gargaare samada ka sarreey🤲.

✋_ Noloshu waxa ay i bartay: in aan qof walba wanaag u rajeeyo, waayo farxadda dadka kale igama qaadi doonto farxaddayda, qaninimadoodana wax iga dhimi meyso noloshayda, caafimaadkooduna💝 caafimaadkayga igama qaado ♥

🛫Dunidu waxa ay u muuqataa meel ku noolaanshiyaheedu khatar badan yahay, sababtuna ma’aha dadka shar-wadayaasha ah eek a buuxa, balse waa dadka sharka arkaya ee haddana aan doonayn in ay wax ka qabtaan.

👉BINI-AADAMKU
waa cajiib kuwa dhintayna way u ooyaan, kuwa Noolna wayka oysiiyaan 😢

🙏Tagtayahay qaaliga ahi,
waad ku mahadsan tahay casharrada aad i soo siisay oo dhan,
mustaqbalyahow cajiibka ahi, si weyn ayaan adna diyaar kuugu ahay

Member of

More Clubhouse users