P̴o̴w̴e̴r̴ 𓅓︎♕ on Clubhouse

Updated: Oct 1, 2023
P̴o̴w̴e̴r̴ 𓅓︎♕ Clubhouse
477 Followers
419 Following
@italiano11 Username

Bio

《》《》《》《》《》《》

{1-Luuqada ugu xooga badan dunida maanta waa aamuska.

2-Fariinta ugu saamaynta badani waa ilmada.

3-Karaamada ugu wayn ee qof lagu sheegi waa Edebta.

4-Ereyga ugu wanaagsan ee dhago maqlaan waa Nabada.

5-Cilmiga ugu sareeyaa waa qofka uu ku istaagaa halka ay aqoontiisa dhab ahaan joogto waxa aanu aqoonta ulahayna ka joogsada.}

Member of

More Clubhouse users