Bazhiir Ahmed on Clubhouse

Updated: Mar 26, 2024
Bazhiir Ahmed Clubhouse
1k Followers
904 Following
Mar 5, 2021 Registered
@ishamudug Username

Bio

"Xilkii dadnimay gabeen,
Xuquuq dadnimay rabaan.

Naf daalin ah bay rabaan,
In aan dulmigeedu qaban.

Dawgii noloshay rabaan,
Inay shar ku daydayaan.

Xumaan qof ku daalayaa,
Wanaag damaciis hayaa.

Nin daacad hoggeeda qoday,
Miyuu ka danbaynayaa?

Intuu bahalaha dugsado,
Intuu Dubur hawd ka xulo,
Ayuu qofku doonayaa,
Dugaaggu inaanu cunin.

Qof aad shar u diiddan tahay,
U doortay si khayr ku jiro,
Ayaa misna kuugu duda,
Wax aad uga daacad tahay.

Naftiisa qofkii dulmiyay,
Deyrkaaga Rabbow ka baxay,
Muxuu halis daaqayaa."

- Dabahuwan | 1995.

Invited by: Ayaan Haji

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 26, 2024 1,043 -1 -0.1%
March 09, 2024 1,044 +1 +0.1%
January 29, 2024 1,043 +1 +0.1%
January 12, 2024 1,042 +3 +0.3%
December 27, 2023 1,039 -1 -0.1%
December 12, 2023 1,040 -1 -0.1%
November 27, 2023 1,041 +41 +4.2%
September 18, 2022 1,000 -100 -9.1%
August 16, 2022 1,100 +100 +10.0%
August 13, 2022 1,000 -100 -9.1%

Charts

Member of

More Clubhouse users