Qubeeyste . on Clubhouse

Updated: Mar 25, 2024
Qubeeyste . Clubhouse
1.2k Followers
1.9k Following
@ingariis Username

Bio

The 3 steps to improving your mindset are simple. 💕

✅ First, you need to change how you think about the past and future.

✅ Second, you need to focus on what is good in the present moment instead of what could go wrong (or right).

✅ Finally, you have to be willing to take responsibility for both your thoughts and actions; this means being able to own up when things don't work out as planned or that we've done something that hurt someone else's feelings or caused them pain.

It also means not blaming others if we don't get the desired result




..

Nolasho sadax sheeybaan ka bartay
1:inaan cidna baryin Allah mooyane
2:inaan cidna ku kalsoonani Allah mooyane
3:inaan qof na ku xisaabtamin oo aan waxba ka sugin Allah mooyane


Waligaa bini aadam h u baryo tagin Allah mooyane



(develop your mind regularly)


I'M Agricultural Expert🍌🍉🍇🍎🧄🌶🌶🌶🌶🌶
_________________________
Waxaa tahay mid Awood badan marka aad garato meelaha aad ku liidato
Waxaa tahay mid qurux badan mrakaa ogaato ceebahada
Waxaa tahay mid xigmad badan marka aad wax ka barato qaladadkaga
..............................

Waa xanuun marka uu quf kuu balan qaado inuu kula joogayo oo aana ka tageynin lkn uu adiga uu kugu qasbo inaa ka tagto ......... oraah cajiib ah


In qalbiyada lajibiyo iyo in lakasbado waxaa u dhaxeyso tolmo magaceda layirahdo Asluub
...................................
Education is the most powerfull weapon which you can use to change the world ; yes education is the key to eliminate All propelems , if you want to grow and be successfull then you need to be educated

▪︎Naf yahay hadal kaagu haduu kasamaysan yahay qalin
▪︎ogow amusnaatuba waxay kasamaysan tahay dahab
..................................

❇ Dardaaran Arday:

Dadaal Ardayahow dadaal,

Dalkaagii wacnaa iyo,
Dadkibaa ku sugayoo,
Inaad darajo gaartoo,
Naftaadana daryeeshoo,
Qarankaaga dahabka ah,
Door wayn ka qabataa,
Lagaa doonayaayoo,
Laguugu soo dadaalaye,
Bal dareen u ujeedada,
Ku shaqee damiirkana,

Ruux ku daahay soo jeed,
Inta badan dareen fudud,
Kama tooso derintee,
Shay darajo wayn iyo,
Camal diini mooyee,
Adoo door ahaan karo,
Waxan ahayn dantaadiyo,
Ha ku daahin madadaal,
Dhafar yay ku dabamarin,
Kallahada dantaada ah,

*حسبنا لله سيئتينا الله وانا اليه الراقبون 📿❤️
‏" عندي قناعة تامة أن العافية هي ثاني نعمة بعد الإسلام " .





Somalinimo ayaa naga badan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 25, 2024 1,236 +3 +0.3%
March 08, 2024 1,233 +2 +0.2%
February 15, 2024 1,231 +2 +0.2%

More Clubhouse users