🎶🎶🎶🎵🎵🎼🎹🎧🎤🎬Fanka Qarniga🎬🎤🎧🎹🎼🎵🎵🎶🎶🎶
Barkinta Markaan ku seexda
Adoo bidixdayda jiifan
Anigu soo baraaruga
Kolkaan bilig siiya indha
Adaa bilan iga muuqda
Billaahi kaa arkaaya
Buseel markaan ilmeeyo
Adoo bogga isalaaxo
Ilmada bi’iyaan arkaa.
Qayb Jacayl ah iyoo
Qayb walaalnino ah
Wax la naadsha aadmigu
Waxa ugu mudan walaal
Wax la yidhi sideedaba
Dadku waa beerashiyo
Wanaagiyo kasbashee
Kashaada waafi ka yeel
Hal abuur jeestaale✍🏽
🇸🇴
if the data has not been changed, no new rows will appear.
Day | Followers | Gain | % Gain |
---|---|---|---|
July 22, 2023 | 462 | -10 | -2.2% |
October 01, 2022 | 472 | -5 | -1.1% |
August 10, 2022 | 477 | -3 | -0.7% |
July 04, 2022 | 480 | -3 | -0.7% |
May 28, 2022 | 483 | -16 | -3.3% |
April 20, 2022 | 499 | -4 | -0.8% |
March 12, 2022 | 503 | -7 | -1.4% |
January 14, 2022 | 510 | -12 | -2.3% |
December 07, 2021 | 522 | -11 | -2.1% |
October 30, 2021 | 533 | +196 | +58.2% |