Waxan soo marnnay maalmo dhaamo maalmahaan ee hogaan iyo bulsho ku wada qanacsanaa in ay ku wada noolaadaan qaanuun ay dhigteen oo muwaadiniinta fursad u siinayey doorashada matalaada wakiiladooda siyaasadeed oo loo marayey tartan furan iyo axsaab siyasadeed oo qof waliba fakerkeeda (xuriyatul qawlka) iyo ficilkiisa ku soo bandhigi jiray cod-bixin.
57 sanadood ka hor shacbka Soomaaliyeed waa ay ka bileys badnaayeen kuweena maanta joogo marka loo eego daacadnimada ,wadaniyada,hogaaminta
,dimoqraadiyadda, ilbaxnimada iyo aqoonsiga xuquuqda muwaadinka.
Invited by: Ibrahim Awlibaax
if the data has not been changed, no new rows will appear.
Day | Followers | Gain | % Gain |
---|---|---|---|
August 15, 2023 | 188 | -2 | -1.1% |
January 29, 2023 | 190 | -5 | -2.6% |
September 29, 2022 | 195 | -1 | -0.6% |
August 08, 2022 | 196 | +2 | +1.1% |
July 03, 2022 | 194 | -5 | -2.6% |
May 26, 2022 | 199 | -1 | -0.5% |
April 18, 2022 | 200 | +2 | +1.1% |
March 11, 2022 | 198 | +11 | +5.9% |
December 06, 2021 | 187 | +7 | +3.9% |
October 28, 2021 | 180 | +11 | +6.6% |