✮HÅÑÅĎ✮ 9 on Clubhouse

Updated: Apr 18, 2024
✮HÅÑÅĎ✮ 9 Clubhouse
1k Followers
1k Following
@hanad_007 Username

Bio

🅦̣̣̣ 🅔̣̣̣ 🅐̣̣̣ 🅡̣̣̣ 🅔̣̣̣ 🅞̣̣̣ 🅝̣̣̣ 🅔̣̣̣ 🅕̣̣̣ 🅐̣̣̣ 🅜̣̣̣ 🅘̣̣̣ 🅛̣̣̣ 🅨̣̣̣ ✮🌇

𝚂𝙽𝙰𝙿𝙲𝙷𝙰𝚃 + Instagram 🤑 𝙷𝙰𝙽𝙰𝙳_𝚃𝙸𝙵𝚃𝙴𝚈

✮ 𝙻𝙾𝚅𝙴 𝙼𝙴 𝚆𝙷𝙴𝙽 𝚈𝙾𝚄'𝚁𝙴 𝚁𝙴𝙰𝙳𝚈 𝙽𝙾𝚃 𝚆𝙷𝙴𝙽 𝚈𝙾𝚄'𝚁𝙴 𝙻𝙾𝙽𝙴𝙻𝚈 ✮

✮ Lifestyles: GYM | SOCCER | FITNES | 🕌 ✮


Sheeko😁😁
Nin reer baadiya ah ayaa England loosoo qaaday
asagoo layaaban daaraha dhaadheer, ayuu malin
magalada London dhexqaaday markaasuu qofki kahor imaadaba wuxuu weeydiiyaa
dabaqaan yaa iska leh.
qofkasto wuu mashquulsanyahay oo shaqo ayuu usocdaa
marka waxaa loogu jawaabay (I don’t know) oo uu ula jeedo ma aqaan. hadana horay
ayuu usocdaa dabaq kale ayuu arkaa sidiyoo kale ayuu dadka u weydiiyaa ayaguna
(I don’t know) ayeey ugu jawaabaan. ninkii reer miiyiga ahaa intuu yaabay ayuu
yidhi oo ninka (I don’t know) la yidhadaa  gurya badanaa. maalinti dambe Meyd lawado
ayuu arkay mid buu waydiiyay  markaasuu ku yidhi( i don’t know)
intuu farxay ninki reer miyiga ahaa ayuu yidhi i dont’ know maantuu dhintay waa
inaan dhaqaalihiisa wax kabililiqeystaa.
                                  SHEEKO QOSOL BADAN :::;
Mid cabtooy ah ayaa soo galay Super Market markaas ayuu dhahay sxboow waxaan
raba inaan kaa barto sida aan macaamiisha ku soo jiidato, kiina wuxuu dhahay:
taas waa iska sahlantahaye, i fiirso qaabka aan ula hadlo…
Gabar ayaa soo gashay oo rabta iney Malab iibsato, ninki wuxuu dhahay: Macquul
miyaa adoo malab ah inaa malab iibsato? Hal ma ahane labo qaado!
Gabar kale ayaa imaatay oo rabta Tufaax, wuxuu dhahay: macquul miyaa in Tufaax
ay tufaax kale iibsato, intaa doonto ka qaado!
Markaas ayuu ninki ku dhahay kii cabtooyga ah markaaga isku day: waxaa soo
gashay mid caano rabta markaas ayuu ku dhahay: Macquul miyaa adoo Lo’ ah inaa
caano raadiso? Darbaaxshadi ku dhacday sxbkiin ilaa hadda jawiga ayuu ka
maqanyahay!!!.

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
April 18, 2024 1,083 +2 +0.2%
March 13, 2024 1,081 +2 +0.2%
February 20, 2024 1,079 +2 +0.2%
February 02, 2024 1,077 -1 -0.1%
December 15, 2023 1,078 +2 +0.2%
November 30, 2023 1,076 +1 +0.1%
November 16, 2023 1,075 +1 +0.1%
November 06, 2023 1,074 +2 +0.2%
October 28, 2023 1,072 -1 -0.1%
October 03, 2023 1,073 -1 -0.1%

Charts

Member of

More Clubhouse users