Banjarle Somaliyeed on Clubhouse

Updated: Apr 17, 2024
Banjarle Somaliyeed Clubhouse
1.1k Followers
983 Following
@hooyadeedueeg Username

Bio


بسم اللٰه الرحمٰن الرحيم 
A҉l҉h҉a҉m҉d҉u҉l҉i҉l҉a҉a҉h҉🤲

🎶🎶🎻🎻🆃🅴🅰🅼 🅵🅰🅽🅺🅰 🆀🅰🆁🅽🅸🅶🅰🎶🎶🎼🎼🎸🎸🎸🎻

Asma jaamac.
Mataantayda nolosha 😍

Mustafe Cabdi
Seedigii 🤪

̶L̶̶I̶̶O̶̶N̶ ̶X̶̶U̶̶R̶̶T̶̶E̶̶E̶̶Y̶̶E̶
𝕷𝖎𝖔𝖓 𝖝𝖚𝖚𝖗𝖙𝖊𝖊𝖞𝖊
ⱠƗØ₦ ӾɄɄɌ₮ɆɆ¥Ɇ
🇱 🇮 🇴 🇳  🇽 🇺 🇺 🇷 🇹 🇪 🇪 🇾 🇪
L⃤ i⃤ o⃤ n⃤  x⃤ u⃤ u⃤ r⃤ t⃤ e⃤ e⃤ y⃤ e⃤

𝓨ᴀʀᴀɴᴛɪɪ 𝓼ʜᴀʙᴇᴇʟᴀᴅᴀ ʙᴜʀ𝓼ᴀᴛᴏ👸🏼❤️

H͚a͚d͚a͚ t͚a͚h͚a͚y͚ l͚a͚m͚a͚ h͚u͚r͚a͚n͚
w͚a͚x͚a͚n͚ a͚h͚a͚y͚ l͚a͚m͚a͚ h͚e͚l͚a͚n͚

Daruur curatay dhibicdeed
Ku da’aysa sheekhbaad
Daymadeeda leedahay
Daayin ha igu kaa simo
Waan kugu ducaystaaye
🦁❤️👑.

❤️❤️❤️❤️

Cidlada wahabkiyo rafaadka
Jawiga cakirmee adkaada
Codkaagaa lagu dhayaaye
Maxaan kugu caafimaaday




Mudaa rubadiyo qalbiga
Qof xuni ku rabaasayee
Is keen ruuxdaydiiyeey

Intaad iga raagtaybaa
Wadnaha lagusii raftee
Ma timid rajadaydiiyeey

Tooshbaan kugu raadiyoo
Mudaan rabi kaa sugee
Ku helay riyadaydiiyeey


💋💋💋❤️❤️❤️

💚💚💚💚💚💚💚
🤍🤍🤍★🤍🤍🤍
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

Bal soo eeg dhaayahayga
Jacaylka dhexdayda yaala
Dhambaalkiisay sidaane

Intaad dhagta saarto laabta
Wadnaha dhawdiyo garaaca
Bal dhugo jabaqda yeedha

Intaad iisoo dhawaato
Dhammaantay hoo i yeelo
Naftaan kuu dhiibayaaye

Dhankaaga intaad adkayso
Dhabbaan kuu doonayaaye
Adigu dhuuxayga yeelo

Dharaar kugu qaylin maayo
Afxumo dhaqankayga maaha
Dhibtaaduna tayda weeye

Ayaan qudha ruux ku dheehday
Gayaan kugu dhererin maayo
Dhiggaa kugu doorsan maayo


Axdiga dhayal looma qaado
Dheel dheel caashaqu ma yeelo
Cidlana kugu dhaafi maayo

Jacaylka dhantaali maayo
Cidkale Kuma dhaafsan doono
Sidaan ugu dhaartay weeye.

Hadaan dhinto yeelkaday e
Intaan noolahay dhankaaga
Dharaar kama maarmi doono 🌹❤️




🟩🟩🟩🟩🟩
⬜️⬜️ ★⬜️⬜️
🟥🟥🟥🟥🟥

❤️❤️❤️❤️

Waxaan kuu ahay dhigaal
Digtoor qalbigaaga dhaya
Markay ilin kaa dhacdana
Aniga dhuuxaa qulqula

Wixii ku dhibaa qalbiga
Macaan iga dhaawacee
Ilayn dhiiriyaay khalqiga
Qofkii ku dhaliilayaa
Anuu I dhantaalayaa

Hadaanan dhankaaga iman
Wadnaha kuusoo dhawayn
Dharaarahan joogtadii
Miyayba dhamays tirnaan

🌹💋😍



Qayrka kuma wada jeclee
Ku dhaaaf qosol iyo mushxarad


Hadii dunidiyo adiga
Miduun dooro la i yidha
Damiir ku aduu ku yidhi
Naftana daawad u tahay
Jacayl kana dabiibi kara


Mcn 💋❤️😍
G36 😘
🇸🇴


Aduunyada ilaahay marbay ido ku jiidhaan

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
April 17, 2024 1,185 +2 +0.2%
March 12, 2024 1,183 +1 +0.1%
February 19, 2024 1,182 +1 +0.1%
February 02, 2024 1,181 +3 +0.3%
January 16, 2024 1,178 +1 +0.1%
December 30, 2023 1,177 +1 +0.1%
November 30, 2023 1,176 +1 +0.1%

Charts

Member of

More Clubhouse users