Junge Jooja Cade on Clubhouse

Updated: Aug 18, 2023
Junge Jooja Cade Clubhouse
831 Followers
740 Following
@holla11 Username

Bio

🄷🄰🄱🄰🅁 🄹🄴🄲🄻🄾 🄻🄸🄱🄰🅇🅈🄰🄳🄰 🄰🄵🅁🄸🄺🄰

⑂ᾰᾰ !ʆ✺✺ᖱ!ℵкᾰԻᾰ ṧ✺ω ᾰԻʆ!❡ᾰ ʆḙḙ✘✺ ǭᾰԻ!

CALI BARA KARINTA YAAL RAGAY KUBAXDAY🦁

Anigoo labada waawayn wata oo weris taxaabaaya oo wadarta reer cali fadhido wadh iyo geed saar ma waalan yahay uumiyaha wacadka diidayaa

KITE FIQI
ABAN DUULAHA QARNIGA

Muj Gen Arab duale
Muj muse xasan dhunkal
Muj c/Rahman Mxmed case
Muj abwaan Adam Tarabi
Muj Cali xirsi Cali talalaxo
Muj yuusuf Cali madoobe
Muj cabdi ciid faarax
Muj siciid axmed dhigane

GANCSI
INDHO DEERO
ILMA XARBI
ASLI MAYDI
DAHAB SHIIL

Gu’dhawayd gumaadkii ka dhacay gagida Buur Caano
Higladii gunteedii iyo ragii geedkii lagu laayay
Gaadmada ragii lagu jaree gudurka loo loogay
Ayagoo hubkii laga guroo gacanta laad laadin
Shilke gaaxsaanaa iyo baroon suugna garab yaalo
Geesaha intii lagala maray laguna soo goobtay
Kuwii lagu garaacee rasaas gowda laga saaray*****
Midkii yara gucleeyee inuu goosan karo mooday
Goofanaha iyo ragay marinayeen gaadhiyadu shaaga
Garnaylbaa u dhaamay iyo in ay gumac ku toogtaane
Gabanada intii loogu xidhay geed adayg badan leh
Gowraca ragii lagu dhuftee waranku goo gooyay
Guska taag raqday ula baxdeen nimankii guulaystay
Garaadadii banaankii la wadhay geeri fool xumaa leeh

(xasuuqii Buur cano 1991)

🇮🇹
KU MUDAYANAY QAAR HABEEN MIRA IYO GEESI MAAHIRA👨‍✈️👨‍✈️
KUMAR CELINAY DULANKA WAA ISUGU MASARNAYE🦁🦁
KA MAQSUDNY GOORTAN SIDA MADHA WADHNAYE🦅🦅
MAQAAN DULMIG GARDARANA MAQAATO 💪

🄷🄰🅈🄶🅄 🅂🄾🄾 🄳🄴🄶🄳🄴🄶🄸🄽 🄻🄰🄼🄰 🄺🅄🄻🄰🄰🄻🄾 🅂🄷🄾🄻🄰🄳🄰🅈🄳🄰 🄺🄰🄵🄰🄶🄾🄾🅆 🄰🅈🅄 🄻🄰🄽🄶🄰🄰🄱😂

нσмє вυяɕσ ɕαуηαвα ѕαηααց ѕσσℓ вєявєяα 🏡

💚💚💚💚💚💚
H Y D
🤍🤍🤍🤍🤍🤍
❤️❤️❤️❤️❤️❤️


Caynabo

Idinkaa dalkiinnii u huray, Habar Jeclo
Hambarraacin mooyee horraad, uga hagaagteen
Garaad Faarax goortay hogsheen, haatan ma ahayne.

Hananweyde ceelkii Badweyn, haradi Ceel Dhaabe
Ka hulleeshe heelkii dhexiyo, haatan Caynabo
Nimaan Habar Jecliyo Muusayaal, ugu hagaagaynnin

Nimankii Nugaalba hantiyaye, horinta loo waayay,
Iyagaan u hawl gelin kuwii, habacsadee laastay,

Salaan Caynabo

Heegaale kama qayliseen hoga kaliileede
Goortaan hadhkaba kaa eryaad hawd u cararteene
Waa kaa hubkii sida raggii wada hareednaaye
Habarwaana waa kaa hingilan labadii haamoode
Shirsooruhuba hoy maleh kuwaad hilib wadaagtaane
Waa kaa hayaankii ku dhacay Hobyo iyo xeebe
Ararsame ma haybsado nugaal hogashadii ceele
Hanas iyo abaar kulul adoo habaqle soo guurey
Caynaba hadhuub kama dartaan hoga kaliileede
Ka hulleele Hagar Aadankii hoobalayn jiraye
Adunbaa hayaayda u guntane heeryo lagu saarye

Ku dhex waalo clubhouse 😂

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
August 18, 2023 831 -10 -1.2%
October 13, 2022 841 -9 -1.1%
August 17, 2022 850 +2 +0.3%
July 11, 2022 848 +33 +4.1%
June 04, 2022 815 +2 +0.3%
April 27, 2022 813 +17 +2.2%
March 20, 2022 796 +18 +2.4%
January 21, 2022 778 +85 +12.3%
December 15, 2021 693 +84 +13.8%

Charts

Member of

More Clubhouse users