A̶Z̶U̶U̶ ኡኢ on Clubhouse

Updated: Mar 19, 2024
A̶Z̶U̶U̶ ኡኢ Clubhouse
1.6k Followers
734 Following
@adal_empire4l Username

Bio

Hadal hayntu waa sharaf markaad tahay qof horumay 😒🤫🙃

🩸📚D⃡H⃡A⃡S⃡H⃡I⃡I⃡ A⃡W⃡D⃡A⃡L⃡📚🩸

🔥.......🩸🅑🅑🅢❶❽🩸.......🔥

𝙢𝙮 𝘽𝙚𝙨𝙩𝙞𝙚 𝙎𝙝𝙤𝙤𝙙𝙝𝙚🌹❤️

Qoraxdii dhacdee, nuurka
qaybisiyo;
Qamarkaa dhashay ka qurxoon-
tahoo:
Qaybaha dhulkiyo, shanta
gaaradood;
Cid u qalanta ban uur-qaadinoo;
Qaryad bay u tahay; qayrkeed hablaha❤️Azuu❤️

My love ronis😍🤍
My bestie Nasem❤️🫂
My bbe girl Sagal omer
My Only zxp Muna Ahmed❤️🩸
My quen Maanqaboojiso❤️🫂
My lovely sister Siyo Abdirahman❤️👸

Qalbiga goortaad la jaartay
Aduunka janaan kuyeeshay❤️❤️

Mar Walba Dhoola Cadayntu Kama
Dhigna Inaad Faraxsan Tahay,
Mararka Qaar Waxay Diraysaa Fariin
Ah Guusha Aad Ka Gaadho
Noloshaadda🥰

Hana kancabsan faqri iyo geeri
Kudadaal hooyo iyo aabo
Kaalmayso salaada yo samirka
Hana shegin dadkii ku xumeyay iyo
dadkii ad wanajisay labaduba

Muxibbada dhexdeeniyo
Axdi meel innoo yaal
Anba kama mashquulee
Maxaa adiga kugu dhaca
Markaan daacad kuu ahay?

Ma anaa masayr badan
Oo talow ku maamula
Ma adaan masuul hayn
Mise waa wax caadiya
Inaad iga maqnaatoo
Muhiim aanad ii arag?
🙈

Marmar waa wax dhici kara
Qof inuu ku maqan yahay
Muraadkiisa gaaree
Wuxuu maanku diidaa
Marmarsiiyahaan jirin!

Qof markaanad doonayn
Lama marin habaabshee
Runtaa loo midh tiriyaa
Qofku hayska maarmee.

Mooji waxaan caawa kusoo xasuustey ereyadan.

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 19, 2024 1,698 +3 +0.2%
March 02, 2024 1,695 -41 -2.4%
February 09, 2024 1,736 +1 +0.1%
January 06, 2024 1,735 +3 +0.2%
November 21, 2023 1,732 +1 +0.1%
November 10, 2023 1,731 -1 -0.1%
October 22, 2023 1,732 +1 +0.1%
October 14, 2023 1,731 -3 -0.2%
October 05, 2023 1,734 +2 +0.2%
September 28, 2023 1,732 -11 -0.7%

Charts

Member of

More Clubhouse users