Wabigoo Butaacoo
Beeraha Waraabshoo
Dhulku Baadku Jiifoo
Dhirta Ubaxu Buuxshoo
Badarkiyo Galleydii
Laga Tuuray Baalkoo
Canabkii Bislaadoo
Bulladiyo Ciyaaraha
Lagu Waabariistoo
Beeluhu Gu, Joogaan
Sow Berisamaadkii
Beled Weyne Maan Tegin!!!.❤️
if the data has not been changed, no new rows will appear.
| Day | Followers | Gain | % Gain |
|---|---|---|---|
| October 07, 2023 | 232 | +2 | +0.9% |
| October 02, 2022 | 230 | +2 | +0.9% |
| August 11, 2022 | 228 | +1 | +0.5% |
| July 05, 2022 | 227 | -1 | -0.5% |
| April 21, 2022 | 228 | -1 | -0.5% |
| March 13, 2022 | 229 | +3 | +1.4% |
| January 15, 2022 | 226 | -4 | -1.8% |
| December 08, 2021 | 230 | -2 | -0.9% |
| October 30, 2021 | 232 | +24 | +11.6% |