SPR...
Inta Malabku Macaan Leeyahaad
Dumar Muunad Dheertahay.....
Wiil Hoog Qooqey Oo 26 Sano Aduunkan Saaran ☠
Aduun Yadan Anbatay
Ee Orodayee Carartay
Ee Adhigu Geel Iska Dhigay
Waa Aakhiru Sabaane
Nimanyahow Ragii Aawanaa
Wuuka Aduun Tagaye
Iska Adkaysta Waa Intuu
Malagu Suurta Noo afuufaaye
Adigaa Macaaneey
Malabeey Udgooneey
Marinada Wadnaha Iyo
Xididada Mar qudha xidha
Qayilkaa Fakadey Ee Baxsaday Qudh goyn buu Dareemee
Qiiq Kacay Iyo Buu Arkaa Qaylo Dhaan Timide
Qumaatiga Raga Ukaca Eeen Qaylshan Baan ahaye
Qolka yar Somali Nimanka Ku Xidhay Ee Qaatay Baan ahaye
Nimankii Qun Iyo Maan dadkaa Soo Qalibay Baan ahaye
Qooqaa Isaaq Oo Qarniyo Taliya Baan ahaye
Subeer Awal Qoriga Sii Jeedaya Oo quruumo Dilay Baan ahaye
Maadhiinka Nimankaa Qabsada Ee Dhiiga Qubaya Baan ahaye
Qabwayne Sacad Muuse Oo Umada Quudhsadaan ahaye
Qoodhii Reer Abdalle Iyo Qarankii Baan ahaye
Qandac Reer Galool Oon Dagaalku Qarinin Baan ahaye
Qabyaali Reer Caduur Kuu Qiranaya Baan ahaye
Aar Qaybsadey Arliga Oo Qaatay Baan ahaye
Waar Qudhaanjadaa Yar Yar Iyo anagu Ma isku Qalanaa
Qabiilkaan Ka Ahay Awal
Qoladaan Kasii Ahay
Afkay Qayb Ka Tagaan
🇸🇴