Garba-Shaashle . on Clubhouse

Updated: Apr 27, 2024
Garba-Shaashle . Clubhouse
1.1k Followers
941 Following
@hussein_mire Username

Bio

Wll icafi, waanan ku cafiyay



Xisbi furanayaa iyo wadani kaga xaroonaaba
Xalku wuxu uyaal maanta waa habar-xabuusheed
Xabad iyo markay qori tagto, uu maydku xarad beelo
Ay talo xadhaadhaato, ayaan xiniyo yeeshaayoo
Xaqna waxan u leeyahay ma jiro nin iga xoogaa

Abwaan Ku jare

Awood baan ku joogaa iyo shilkaha aad ka cabataan💪

𝘔𝘢𝘳𝘳𝘪𝘦𝘥♥️👩‍❤️‍👨💍 and I have 8 boys, waiting for others🥰 I love you aabo dhamaantiin.


Marag iyo canjiid, kaayagaa lagu dir-soocaaye
Dildilaha ismiidh baa yiqiin, daanka kaga yaal


Marka daawad lala tago
Nin didsani iskaga hadho
Annagaa ku dirirnoo
Halka daranku dhicinoo
Sida loogu dabar go'ay
Deelley ka tirinnee
Nin debcow dhan uga guro

Daalaley Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi)


Ilaa laysu dayn baxo
Waa duur-xul nabadduye
Anigoo wax dili kara
Duco qaadan maayee
Dabci qorigu hay faro

Alle hakuu naxariisto Awoowo😪🥰Hadraawi Daalalay


Dhadhan malaha naagaha midii dhoocil noqotaaye,
Dhulka jiifta lama guursadiyo dhererka qaarkiise😅


hadaan anigu
kaa mashquulsanaa
oon ku moogganaa
maantaba naftaan
kaa maarmi karin



Dhiigyo-cabbadii
ka ah
BR United


(Kaftan aan xajiiniyo lahayn, weedh ku xaganaysa

Oo runi xalaalaysay baad, ku xarragootaaye

Ku Xamdiyay ilaahii, xukumay xulashadaadiiye)

(Barmuuda haddaad gashana, anaa ku badbaadin laa)🏁🇱🇾

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
April 27, 2024 1,195 +20 +1.8%
March 17, 2024 1,175 +19 +1.7%
February 24, 2024 1,156 +10 +0.9%
February 07, 2024 1,146 +4 +0.4%

Member of

More Clubhouse users