Ugaas Nuur on Clubhouse

Updated: Apr 16, 2024
Ugaas Nuur Clubhouse
1.2k Followers
1.2k Following
@gooni100 Username

Bio

🇹🇯
29 Oct 2022 another black day to all😭
26 June Congratulation to all Somalis
💓Murtimaal iyo madadaaliye 😍
🥀Walaaltinnimo wax dhaama la waa’ 🥀
Adaan kugu hoos dhashee
Miyaan kaa dhoofayaa??
🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩
⚪️⬜️⬜️⬜️⚪️⬜️⬜️⚪️⬜️⬜️⬜️⚪️
🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥
Ha iga dhiman geerida horteed
⬜️⬜️⬜️⬜️⬜️⬜️⬜️⬜️⬜️⬜️⬜️⬜️⬜️
Inkastoo nin geesiyi
Raga geed adayg yahay
Hadaan garabka lala qaban
Guri oodi maayee. Cajaib shekhow
♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Nimuu qaatay iyo. 🟥
Mid dartii u nugul. 🟩
Nabarrada cishqiga. 🟨
Naafada dareen. 🟫
Niyaddii rabtiyo. 🟦
Nacallaa ku yaal. ⬜️
Midka naaranee. 🟪
Nabdigaan u qabin. ⬛️
Isku sii nabnaba..... By Gooni
🔺🔺🔺🔺🔺🔺🔺🔺🔺🔺🔺🔺🔺
Ninka barar Baruur moodaya, uu banjarayaaye.
🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻
1. Fanka iyo Suugaanta ♥️
2. Team zola 🌹
3. Rabi talo ku filan🌺
4. Qaraami iyo qaraaxo🙏🏻
5. Kaaha Waaberi🍎
6. Team Qaaci 🌼
7. Dhalinta Somaliland🤣
8. Sirta Nolosha Team 😜
💋💋💋💋💋💋💋💋
💋Hoheey dumarku. 💋
💋Waa adoo harraadan💋
💋Biyo kuu hiraayee. 💋
💋Hohey dumarku. 💋
💋Waa hir iyo laayaan 💋
💋Raggu ka hari waayee💋
💋 Cabsi cabsi waaye💋
💋💋💋💋💋💋💋💋💋
Cajaaib sheekhow
🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
Wed nin sugaya shaygii ka yari waa waxboo kale e
Maantana Maxaa iiga wacan waagu ii bariye.
🎋🎋🎋🎋🎋🎋🎋🎋🎋🎋🎋🎋🎋🎋🎋🎋

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
April 16, 2024 1,201 -1 -0.1%
February 01, 2024 1,202 +1 +0.1%
November 29, 2023 1,201 +1 +0.1%
August 24, 2022 1,200 -100 -7.7%
June 28, 2022 1,300 +100 +8.4%
April 16, 2022 1,200 -100 -7.7%
November 12, 2021 1,300 +100 +8.4%
September 22, 2021 1,200 -30 -2.5%
August 24, 2021 1,230 -17 -1.4%
June 25, 2021 1,247 +13 +1.1%

Charts

Member of

More Clubhouse users