Hꂦꂦr♔ Leqaaꨄꕥ𓅓 on Clubhouse

Updated: Apr 21, 2024
Hꂦꂦr♔ Leqaaꨄꕥ𓅓 Clubhouse
3.1k Followers
1.8k Following
@fatima-mo1973 Username

Bio

﷽ ﷽

🤩🥰🌹
Intaan taydu ii iman
Ama aanan talax gabin
Ama xanuun tabcaaniyo
Tamar daro igu ridin
Taajirad soconaysan ahay


Fallow you fallow black
@shakira321
@riyaanqalbi
Team dad is fahmay wlcm

Africa siyasi ban u nacay ayaha dadkeynan ubaqay aduun dhimashan u nacay akhiro cadab ban ka baqay nafteydan unaxay

𓅓Malin iyo leyl ada i moqanayo mel kastaba dagay

Mataan kii naf taydow Maskaxda iyo qal biga
Adaa meel kastaba dagay
Maalin iyo layl Adaa ii muuqanaayo

Mataan kii naftay dow
Muda badan gobayow
Malab saafi baa tahay
Ruux maqaam lee baatahay
Minid ha iga maqnaan malin iyo leyl ugaaskan gobayow𓃗

𝙳𝙷𝚊𝚜𝚑𝚒 𝙷𝙾𝚁𝚎1973🎤💚🛖🏝

🇸🇴HG s-💉🩸🕋☪️🔐

Bondheere🏠
Drs nolasha📚✍🏼
I am single👸🏻

Ha i jeclaan adigo imoodaya qof wanaagsan😌 hana i nicin adigoo imodaya qof xun😞balse i baro marka hore qofka aan ahay😀🕵

Ma aqaano digashada cidna kuma naco daruufahaa wxn ahay qof daacada sidad Adiga kadhigatid ah magaratay?

Heybad ebe kusiyey leyskama qado horanta fankena wa hilin teyna tosan mansada wa afkeyna tosan hilin teyna
wa lahaya

Waligi abwan umada wa uhogan
Dhaqan tosi bukujiraa habka lokorinayo wa hogamiya hisa abwanka alle hadayo

Abwanadi ladhihi jiray away
Wa kuwan heshilaa dod iyo qob weyni kujirte Somalay🇸🇴?? 😊📝📚🔐

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
April 21, 2024 3,119 +8 +0.3%
March 14, 2024 3,111 +7 +0.3%
February 21, 2024 3,104 +6 +0.2%
February 04, 2024 3,098 +21 +0.7%
January 18, 2024 3,077 +20 +0.7%
January 01, 2024 3,057 +11 +0.4%
December 17, 2023 3,046 +6 +0.2%
December 02, 2023 3,040 +2 +0.1%
November 17, 2023 3,038 +2 +0.1%
November 07, 2023 3,036 +1 +0.1%

Charts

Member of

More Clubhouse users