ᗯᗴᔕT ᗴᗰᑭIᖇᗴ on Clubhouse

Updated: Aug 15, 2023
ᗯᗴᔕT ᗴᗰᑭIᖇᗴ Clubhouse
126 Followers
178 Following
Apr 23, 2021 Registered
@elmi2 Username

Bio

🦁t𝔼Ⓐ𝓜 к𝐚ŽØ𝓌🔥

꧁ᗰᗩᗩᒪᗰO ᗪᕼᗩᗩᗰᗩ ᗰᗩᗩᑎTᗩ꧂

𒊹︎Maalmaha aduunkoo yar adag mansabka oo liita

𒊹︎Miciin ruux u waayaa wakhtigu wuu maldabayaaye

𒊹︎Inkastoo muraad yahay aduun maalmo kula fiican

𒊹︎Ama muuqda inuu ahaan minan barwaaqooba

𒊹︎Marbay xaaladaha murugta iyo mugdi is gaadhaaye

𒊹︎Waxba haw miliilicin siduu maanta kugu dhaafo

𒊹︎Si kastood madiix caanaheed dabac usoo maasho

𒊹︎Oo aad mayracanaysoo hadana subax magaabayso

𒊹︎Mawle siduu asteeyaa ku qoran looxal maxfuudkiiye

𒊹︎Isagaa majaharahaw bedela oo koonka maamula,e

𒊹︎Ninawna haw mafsuud noqon aduun waa lama maleeyaane

𒊹︎Macne kuuma yeeshaan tanaan mahadho soo joogay

𒊹︎Milgo kuuma hilaadshaan sadkaad maalin kulantaane

𒊹︎Misna kuma haraad tiro moog nin lihi kaga miskaanshaaye

𒊹︎Hadii maal qof kale kaaga huro moodad & noolba

𒊹︎Macaluushu inay kaaga tegi waa midhaan dhicine
Miskiinkaa ka taajiri lahaa baryo waxuu maalay

𒊹︎Koluunbuu mafsuud noqon lahaa maalin galinkeede

𒊹︎Malko uu qof kale tacab gashaday ha u muraaqoone

𒊹︎Waxay midigtu kuu goyn kartaa kaaga magac roone

𒊹︎Allah mahadi malin kaa cakiran & milyan hadaad hayso

Invited by: I’M Hermano

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
August 15, 2023 126 -3 -2.4%
November 04, 2022 129 -1 -0.8%
August 28, 2022 130 -2 -1.6%
July 22, 2022 132 -1 -0.8%
June 15, 2022 133 -7 -5.0%
May 08, 2022 140 -2 -1.5%
March 31, 2022 142 -6 -4.1%
February 01, 2022 148 -1 -0.7%
December 26, 2021 149 -2 -1.4%
November 18, 2021 151 -1 -0.7%

Charts

Member of

More Clubhouse users