T. cuzo on Clubhouse

Updated: Mar 24, 2024
T. cuzo Clubhouse
1.6k Followers
1.5k Following
Mar 11, 2021 Registered
@dxarbix Username

Bio

Filmmaker 🎥 | Producer 🧑‍💼

Nin calool galkaadii ogaa, Haatan-se Ciroobay
Oo isir iyo caad ku yaqaan, lagama Ceeb doono.
⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️↙️
🔎🔎Interesting Historical Facts📝
Interested in Politics, Economic, Law and infrastructure Development.🔍🔍🔍🔍🔍🔍🔍🔍⬆️⬆️⬆️⬆️⬆️⬆️⬆️⬆️⬆️⬆️↖️

I’m a free thinker (Except when comes to my Islam ☪️ religion❤️) and open🧠minded( Except when come to our beautiful Somali Culture❤️).

“FG/NB”
“Adiga oo sida virus -ka 🦠 qabyaalada ha isku dayin in aad iga dabiibto 🛑✋🛑. Sheikhii Dhoobaweyn baa idabiibay 🕌.” GD

“With out being truthful to one another we can’t move forward”
Jawaabta 🤔Y🇸🇴or N🇸🇴🤏Kuutala⁉️🤔

“Wiil ama Gabar Qol Isku Soo Xiray Dhagaysigooda Dharaar Hore JOONINAY”
Officer of T.Cuzo (Gorgorka 🦅Duula)

“Clubhouse Waa Suuqa Bakaaraha oo kale, bustihii Q-da Waa lawada huwanyahay😆 Yuusan Afkaada ku Ciilin epow ” G🦅D

Waligaa ha ku dagdagin Heavy Weight Champion🏆🏅JAAHUUR🏅🏆

IsMaqariyo WaRyAa ❤️
Dhashii Sayidka WaRyAa 🇸🇴
Agah iyo Eega WaRyAa💚




——————————————
My favourite film “ The Godfather “
My favourite singer ( Hobal ) “ Xassan Aadan Samatar “ ✅
🎶 Waa Boqol Yahuudiye………..🎶
My favourite Rapper “Ilkacase Qays” 🎶Nuuraani Baa Ahay Laykii Baa Duulaa🦅💚🦅🇸🇴🦅 ❤️🎶 Ilhay Amarkii.
🎶Nafaqayso Waryaa 🎶
🎶 Magaca Team Cuzo Sandulle Ugu Dhignaa 🎶 Kii Maseera Gumac Baa Sanbabka Ka Galinaa🎶

My favourite Abwaan & Mu’alif( Peot, Songwriter, Screenwriter, Director and Producer) Madaalaha Fanka Aarkii 🦁✅ Hoballada Waabari🎵. My Adeer (Cabdulahi Ciise Singub) Allah Yarxam🤲
————————————————
My favourite Gabay (Poet ) “Salleelo 1974”

Hadal sugan Illaahay samee, waana suu yidhiye✅💯
Salaamadii runtuu ina tusiyo, lama saluugaane✅💯
Suuradaha Qur’aankiyo markaan, sadaradii eegno✅💯
Qof waliba intuu socon intuu soor, anfacan doono✅💯
Intuu sabi cayaal dhali intuu sano, ee joogaayo✅💯
Iyo saacaduu dhiman hayiyo, sababta mowdkiisa✅💯
Rabbi hayna seejee in ay naari, soli doonto✅💯
Iyo in janadii suubanayd, la iska siinaayo✅💯
Illaahii samaystaa yaqaan, suu u galayaaye✅ 💯…………. The End (Dhamaan).

Allah Yarxam🤲 my Adeer “Qaryan” Cabdullaahi Macallin Dhoodaan
————————————————
In aan hadlo waxaa ka jecelahay in aan wax badan dhagaysto. Kadibna waxii aan dhagaystay ayaa su’aal ka waydiiya cida ee quseeso.

Officer Of T.Cuzo 💚👮‍♀️🇸🇴👮‍♀️❤️

Born ♎️ ⚖️(G🦅D)
📍Dhusamareeb & Dhagaxbuur

Invited by: Nema Sulub

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 24, 2024 1,689 +22 +1.4%
March 07, 2024 1,667 +22 +1.4%
February 14, 2024 1,645 +21 +1.3%
January 27, 2024 1,624 +24 +1.5%
January 10, 2024 1,600 +34 +2.2%
December 25, 2023 1,566 +52 +3.5%
December 10, 2023 1,514 +28 +1.9%
November 25, 2023 1,486 +15 +1.1%
November 12, 2023 1,471 +7 +0.5%
November 03, 2023 1,464 +3 +0.3%

Charts

Member of

More Clubhouse users