☆KC REBELL on Clubhouse

Updated: Oct 21, 2023
☆KC REBELL Clubhouse
884 Followers
447 Following
@double_oss Username

Bio

•☆ 🅖🅞🅑🅐🅛🅚🅐 🅑🅐🅝🅐🅓🅘🅡 Ⓗⓞⓦⓛ-Ⓦⓐⓓⓐⓐⓖ 💪✊🆎️ 🄼🄰🅃🅃🄰🄽 Ⓐⓑⓓⓤⓛⓛⓔ ( 🅓🅤🅤🅛🅘🅨🅔 Ⓐⓛⓘ 🄰🄱🄰🄺🄰🄰🅁 )💪☆•

Love me or hate me,Both are in my favour If u love me "I'll always be in your heart" LOVE "I'll always be in If u hate me your mind."

I jeclow ama i neceb, Labaduba anigaa ku jira raallinimo Haddii aad i jeceshahay "Mar walba waan ku jiri doonaa qalbigaaga" JACAYL " Had iyo jeer waan ku jiri doonaa Haddii aad i neceb tahay maskaxdaada."

● MY SISTERS 🧕♡, ☆ MY QUEENS 👸♤, ● MY EVERYTHINGS 👫♤, ☆ MALAPO SWTY 💃 ♡ 💯 ● KAAFISO SAÈD ● HABO MCN 💖✔

_______________________________________
☆KC REBBEL☆
♡/\♡ ♧______________♧ ♡/\♡

Xikmad Gaaban Seddex Middood - Mid Wey Iheysaa, Midna Waan Is-heynaa, Midka Dambana Wuu Ihaayaa. Inaan Waxqabsado Wey Iheysaa,… 


– U Sabir Xaasidkaaga, Waayo Sabirkaaga Ayaa Dilaya, Soo Ma Ogid In Haddii Uu Dabku Waayo Wax Uu Cuno Isagu Is Cuno Aakhirka.

-Intaad Been Abaal-Marin Ku Heli Lahayd Ha Laguu Jidh-Dilo Run Darteen..👍

– Immisuu Lacag Iyo Hanti Ururiyey Nin Aan Calfanayn, Immisaa Qof Cunay Xoolo Iyo Hanti Aanu Ururin.

– La Fadhiiso Dadka Caqliga Badan, Xitaa Haddii Ay Yihiin Cadawgaaga, Waayo Caqligu Caqliga Ayuu La Hadlaa.

– Badanaa Walaal Aanay Hooyadaa Dhalin.

– Qofka Oo Cadhooda Marka La Canaantaa, Waa Astaan Muujinaysa In Puu Mudnaa Canaantaa.

– Marka Aad Taariikhda Dib U Raacdo Waxa Aad Ogaanaysaa In Runtu Mar Walba Tahay Mid Aan La Faafin.

– Haddii Aad Caado Ka Dhigato In Aad Ka Cadhooto Wax Kasta Oo Ku Raalli Gelin Waaya, Abidkaa Nolosha Ku Xasili Maysid.

– Qaraabada Iyo Ehelka Cunto Iyo Cabbitaan La Wadaag, Laakiin Abidkaa Shaqo Ha La Wadaagin.

-Dabeecaddaadu Waa Hantidaada Ma Guurtada Ah.👊

-Ilaahaybaa Shimbir Kasta Cunto Siiya, Mana Yidhaa Ha Dhaqdhaqaaqin!.🤲

-Cadow Malihi Lkn Dad Igu Naxsan Baan Leeyahay.....Saasee Tahayna Ima Gaaraan...Waayo Waa Qaar Liita.....Markaas Cml Jaaniska Igu Yar....Dhag Uma Dhigo Mana Tixraaaco...Waa Astaan Iii Gaara Kaaas.....Marka Thnks...

🚩🔱☠︎︎ 🅣︎𝔸𝐄🅼︎ 🅳︎𝑼ᑌⓁ︎ᗩᗩN̺͆ ☠︎︎🔱🚩
̿’̵͇̿̿ /̵͇̿̿ ╤ ̵̵͇̿̿̿̿╦

•☆ 🆃🅴🄴🅼 🆅🅸🆅🄰 🆄🅽🅸🆃🅴🅳☆•

☆■ 🅣🅔🅐🅜 🅖🅐🅐🅢🅗🅐🅐🅝 ■☆

🐅🆃🅴🅰🅼🐅 𝕦𝕫𝕥𝕒𝕒𝕕 𝔸𝕓𝕨𝕒𝕒𝕟 𝕥𝕠𝕘𝕕𝕙𝕖𝕖𝕣

My Name Khalid Ismail...💯✋

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
October 21, 2023 884 -44 -4.8%
November 30, 2022 928 -40 -4.2%
September 20, 2022 968 -25 -2.6%
August 04, 2022 993 -7 -0.8%
April 03, 2022 1,000 -100 -9.1%
April 02, 2022 1,100 +100 +10.0%
March 31, 2022 1,000 -100 -9.1%

Charts

Member of

More Clubhouse users