MSS Romantic on Clubhouse

Updated: Mar 18, 2024
MSS Romantic Clubhouse
11.3k Followers
1.8k Following
Mar 6, 2021 Registered
@djmuntas Username

Bio

🕋﷽ 🦋 🔐 🦋
markii Aad igu tiri qaali😍waxey ila noqotey inay dunida oo idili Ay istaagtey daqiqado⏱🫀sida in uu qalbigu uu booskiisa kasoo dhaqaaqey Neefsigana Aan joojiyey 🫀❤️💯Aadimaga oo dhani waxa uu u noolyahay Inuu wax jeclaado ama la jeclaado isaga Anigana nasiibku adiguu ikaa siiyey si aan kuula qaato nolol qurux badan🍯❤️😍wadanaha adigaa u furay albaada farxadda iyo dholacadeynta Marka aan ku arko waxan si qota dheer u dareemaa In inadhahaaga quruxda badan ay aniga i raadinayaan 😍💋🤍 Waxa ayna dheguhu joojiyaan inay maqlaan dhawaq kasta Maskaxduna waxay bilowdaa inay ka fekerto🧠🗣🍯 hadalada macaan ee kaa imaan doona❤️🍯🌹Uma baahni kumanan sababood Si aan u dareemo in aan kugu weynahah💯❤️🤍waxa dhan Ee aan rabo Waan in aan dunida kugula Nolaadaa jaceyl🍯❤️Waxaa tahay iftinkii nolasheyda✔️🔐💯Waxaan jaclaan lahaa in aan noqdo💯 wax kastoo kaa dhoollacadeysiiya😀😍Isla markaana kaa Farxiya😄❤️💯Waxaan doonayaa in aan Kuu jaclaado❤️💋💯Si aanan waligii qof bin aadam Loo jaclaan❤️😀💯Waxaan jaceyl qadaaa❤️?? Mar kastoo aan ku Arkoh👩‍❤️‍👨💞Jaceylka aan ku qabo waligii ?? Ma dhamaan doono❤️💯Waan ku jeclahay wax kastoo Aad tahy❤️💯Dunida ma yaalo miisan cabiri kara🌎⚖️Jaceylka aan Kuu qabo👩‍❤️‍💋‍👨❤️💯Wuxuu ka qotto dheeryahay Bada🌊💯Subax kasta waxa ay nolasha Isiisaa🌅🍯Sababa cusub oo Aan kugu jaclaado👩‍❤️‍💋‍👨🤍🍯Isla markaaneh kaaga mahad celiyo💯☝🏼Waxaad i siisay!!! waxaa tahy qofka haayo furayaasha Qalbigeyga🗝❤️Haddii ay jiraan wax yabo aan Ka cabsanyo🥺In aan ifka ku waayo ! Waa Adiga💯☝🏼Mana awoodo in aan ku waayo😰Mar kastoo aan wax rajeeyo !! Waxaan rajeeyaa in aan waligeen wada jir ahaano👩‍❤️‍💋‍👨💯Waan ogahy in taasi run Noqon doonto💯🤍🍯Sababtoo ah mar hore ayaad ku noleed qalpigeyga💯Haddii aan ahaan lahaa ilamadaada🥺👀Waxaan ku dhici lahaay bishimahaaga💋Balse haddi aad adiga ahaan laheed ?? ilmada indhaheyga😥👀Waligey ma oyn laheenz🥺❤️💯Maadaama aan ka cabsanayo In aan ku waayo🥺🤍💯
❤️❤️ 🔥 ꧁♓𝐞𝐚𝐥𝐞𝐫𝐬 🅵︎𝐚𝐦𝐢𝐥𝐲꧂

Invited by: Bahja Abdirahman

Last 30 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
February 25, 2024 11,323 +2 +0.1%
January 21, 2024 11,321 +2 +0.1%
January 04, 2024 11,319 +3 +0.1%
December 20, 2023 11,316 +2 +0.1%
December 04, 2023 11,314 +1 +0.1%
November 20, 2023 11,313 +1 +0.1%
November 09, 2023 11,312 -1 -0.1%
October 30, 2023 11,313 +1 +0.1%
October 22, 2023 11,312 +3 +0.1%
October 13, 2023 11,309 +3 +0.1%
October 05, 2023 11,306 -2 -0.1%
September 27, 2023 11,308 +3 +0.1%
September 19, 2023 11,305 +1 +0.1%
September 12, 2023 11,304 +9 +0.1%
August 30, 2023 11,295 -105 -1.0%
January 05, 2023 11,400 -100 -0.9%
October 16, 2022 11,500 -100 -0.9%
August 04, 2022 11,600 -100 -0.9%
June 06, 2022 11,700 -100 -0.9%
May 26, 2022 11,800 -100 -0.9%
May 24, 2022 11,900 -100 -0.9%
April 19, 2022 12,000 -100 -0.9%
March 19, 2022 12,100 -100 -0.9%
February 18, 2022 12,200 -100 -0.9%
January 20, 2022 12,300 -200 -1.6%
September 29, 2021 12,500 +100 +0.9%
September 22, 2021 12,400 +277 +2.3%
August 26, 2021 12,123 +60 +0.5%
August 22, 2021 12,063 +102 +0.9%
August 19, 2021 11,961 +481 +4.2%

Charts

Member of

More Clubhouse users