Badanaa bariida marka laysku soo baxo
Dadka labo isbaalmaray Iyagoo isbogashada
Midba baal kalee yahy Allo yaaan yaan iskiin bara
ليت الشباب يعود يوما فاخبره بما فعل المشيب
“ Wadaadow lama helo waxan cidi uhawshoon
Naftaa loo hantaqaa waxay haybi leedahay ,,
Hadaan guga kuu kordhaa ⏰
Gabow mooye kutarin 🙃
Garaad iyo waayo arag 😇
Illayn wax ma dhaantid geed 🌳
• Baadida ninbaa kula deydeya, daalna kaa badane
• Oon doonahayn inaad heshana, daayin abidkaaye
• Dadkuna moodi duul wada dhashoon, wax u kala dahsoonayne
• Dallo malaha aakhiro haddii, loo kitaab dayaye
"Macalimku marka uu wax ku baro ayuu ku imtixaamaa, 👨🏫👣
Balse noloshu marka ay ku imtixaamto
ayeey wax ku bartaa".🎭🌋
Hadii adan dhisan riyooyinkaga ogow
Qof ayaa ka shaqalaysiin doono dhisida riyooyinkisa
Maxaa geed labeero gunta laga biyeyn jiray gacmuhuna kadaleen 🌳
Markuu gaaray heer kii ubax guudka qariyiyo Laga guran lahaa miro 🏡
Kii kugajo bixi lahaa intuu gudmo
🤷🏻♂️ulatagay Gamkasiiyey xididada 🌴
Ileen good abaal maleh good abal maleh
if the data has not been changed, no new rows will appear.
| Day | Followers | Gain | % Gain |
|---|---|---|---|
| June 17, 2024 | 1,041 | -1 | -0.1% |
| March 27, 2024 | 1,042 | +1 | +0.1% |
| March 10, 2024 | 1,041 | +11 | +1.1% |
| February 17, 2024 | 1,030 | +3 | +0.3% |
| January 13, 2024 | 1,027 | +2 | +0.2% |
| December 28, 2023 | 1,025 | +3 | +0.3% |
| December 12, 2023 | 1,022 | +3 | +0.3% |
| November 14, 2023 | 1,019 | +1 | +0.1% |
| November 04, 2023 | 1,018 | -1 | -0.1% |
| October 17, 2023 | 1,019 | -1 | -0.1% |