Jaamac Dheere on Clubhouse

Updated: Sep 12, 2023
Jaamac Dheere Clubhouse
428 Followers
488 Following
May 7, 2021 Registered
@dheere123 Username

Bio

1. Waxaan ahay dharaar iyo libdhada dhalatay waageede,
2. Dhagool maqlaan ahaa dhuranka xeelaysan,
3. Dhoon baan ahay nimcada laga dhitaystaaye,

Curad baan ahay ka ugub camalka diinteena,
Ciiddoo taalla dhirtoo carari taniyo caytada,
Wax culaygii caddan ka dhigay caqiban liday

• Ab isir awaal iyo ogaal ararta suugaanta,
• Erey dhagar abwaaniyo afmaal odayadii geedka,
• Raggii dhaqan aabaynjiriyo umaladi xeerka,
• Ku aroore badi iilkiyo halkaan laga ahaanayne,
• Irddihii fardowiyo ilaah ku fur ubuc jannadiisa,
• Dhaxalkay inoo ebyeen waa inan wada adkaynaye,
Caashaq baan la dhuubtoo
Goor hore i dhaansaday
Dhoomihiisi igu raray
Dhaxalsaday naftaydii,,
Dhaaxaan adkaystoon
Dhayalsaday larkiisee
Maygu dhigay mayla dhigay
Miyaan dhamay listiisii,,
Dhaw shaafin culimiyo
Garyaqaan ma dhaahshaa
Dhakhtar iga daweeyiyo
Digtoor dhaya ma helayaa,,

Invited by: 🅜🅞🅗🅐🅝 🅢🅗🅘🅓🅞

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
September 12, 2023 428 -1 -0.3%
November 21, 2022 429 -12 -2.8%
September 12, 2022 441 -3 -0.7%
June 23, 2022 444 -12 -2.7%
April 09, 2022 456 +1 +0.3%
February 10, 2022 455 +56 +14.1%
November 26, 2021 399 +4 +1.1%
October 18, 2021 395 +8 +2.1%
September 12, 2021 387 +144 +59.3%

Charts

Member of

More Clubhouse users