🅜🅞🅗🅐🅝 🅢🅗🅘🅓🅞 on Clubhouse

Updated: Apr 15, 2024
🅜🅞🅗🅐🅝 🅢🅗🅘🅓🅞 Clubhouse
1.9k Followers
1.4k Following
@inashido Username

Bio

Take your time😏
Time is Gold⏱️

Dameertii fars Ladaaqda🦓 Faras bay is Moodaaa🐎


Nin calool galkagi oga haatanse ciroobey.
Oo sir iyo caad kuu yaqaan lagama ceeb doono.

Gabay araartiisu xuntahay meel xun buu ku biyo shubtaa🤔

Gabaygu wa 3daas
Miisan
Hoojis
Hoorin

Gabay*
**Deeqaha ilaah ee ku sugan dunida guudkeeda

**Dahabka iyo diinaarka iyo duunyada iyo xoolo

**Dabaabaadka guuxiyo ama dayuuraadba

**Daaro fookhiyo hadii dabaq laguuuu jeexo

**Darajadaa aduunyadu malaha duxiyo misane

**Daayin wuxuu kusiiyaa uroon inay ku deeqaane

**Intad daba ordaysan dadyahaw dayrka noloshina

**War dadaalka akhiraa uwacan inad ku daashaane

Udareera diinta iyo sharcigaa lagu dawoobaye***




Doorka haweenka......
...................................
Gurmashada dagaalkiyo
Gulufkiyo colaadaha
Goobaha naf waagiyo
Halka laysku gawraco
Marka gorodda lays daro
Haddaan dumarku goonyaha
Guubaabo kicinayn
Sida galowga dhiilloon
Illayn geesi qayrkii
Birta kuma gumaadeen


..............................................

Kuma galo adduunyada
Ninna goonni-socodkoo
Marwo garasho dheer baa
Ninka raga u gudinoo
Iyadaa guddoonkiyo
Gadh-hayaa naftaadiyo
Gaadiidka reerkiyo
Gurgurshaaga noqotoo
Arrin kula gorfaysee
Haddaan gaari kula jirin
Illayn noloshu guul ma leh

...................................................

Gebagebada sheekada
Bal aan soo gunaanado
Guddoonsiiyo jiiftada
Gabigeed adduunyada
Gobol-gobol u qaadoo
Hablo weerar geli kara
Hablo geela dhicin kara
Hablo geesi dili kara
Gobonimana hanan kara
Hablo talada goyn kara
Garta madal ka niqi kara
Garashana iskaga mida
Quruxdana ka wada gob ah
Geesteena mooyee
Gayi kale ma joogaan






 Hal-jilleedu geelay sidii, hurugo laacdaaye.
 Hayinkii baxsani awrta, wuu  ugu horreeyaaye.
Wiilkii halyeey ihi ragguu, haybad dheeryahaye.



Manaa duqaan raranjiriyo dalawi soo iibsha:
Manaa dilaal qaareweyn neef la dabaroora:
Digsi karaya manaa dushiis duhur ka sheekeeya:
Dukaan guradi manaa malkhabad soo deldelanaaya:
Manaa dadkaan dhalay sanduuq wax uga doondoona'' :


Umadyahay guracan gabalkeedi dumay garmaqatihiyo garaad lawahihii geedka u dirsaday aaway garashadii, aaway guurtadii, Gobanimadii iyo aaway gacaladii.








Education is the key of life📒
IT enginering

Education is the most powerful weapon which you can use to change the world.

𝐒𝐢𝐱𝐢𝐫𝐤𝐢𝐢𝐧𝐚 𝐅𝐞𝐞𝐠𝐚

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
April 15, 2024 1,900 +18 +1.0%
March 11, 2024 1,882 +6 +0.4%
February 18, 2024 1,876 +9 +0.5%
February 01, 2024 1,867 +8 +0.5%
January 15, 2024 1,859 +7 +0.4%
December 30, 2023 1,852 +8 +0.5%

Charts

Member of

More Clubhouse users