Dheeho Dheeman on Clubhouse

Updated: Oct 17, 2023
Dheeho Dheeman Clubhouse
2.5k Followers
2.5k Following
Mar 16, 2021 Registered
@dheehodheman2 Username

Bio

هناك اصدقاء صحبتهم شرف، ورفقتهم امان ونسيانهم
مستحيل
وهم انتم🦋


Jano Duniyeey Hooyo❤️🫂



Duruufi Hadeey timaado🌷
Dusheyda Anaa Kusaari🌺
Hadaad Darajooyin Gaadho💐
Anaa Dadka kuugu faani🌻

اللهم اني اسألك حسن الخاتمه🤲

لا اله الا انت سبحانك اني كنت من الطالمين🤲

جنة الدنيا يا امي👸🦋❤ امي🤱انت الجمال 👩‍👦ونحن البقايا👩‍👦🤰

Waxaad Wanaag Kuwayso Xumaan Hakuraadin📿🦋

وجود شخص فاهم شخصيتك احسن مليون مرة من شخص بحبك🦋

Helitaanka Qof Fahma Shaqsiyadaaada ayaa ka wanaagsan Malaayiin Jeer Qof Kujecel❤💐

ربنا لا تزغ قلوبنا بعد اد هديتنا وهب لنا من لدنك رحمة إنك انت الوهاب📿🤲

العلم بلا ادب كا الشجرة بلا ثمر📿

Diin, Caqli, Akhlaaq, Qurux ' Waxaad leedahayba Hakasheekeen Ee Hakaa muuqato📿
اللهم كما أحسنت خلقي فا حسن خلقي🤲


اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي علي دينك🤲

Sadex intaadan Baran Sadex Kale Baro
Dadka intaadan Baran
Darajada Baro
Deegaanka intaadan Baran
Dariska Baro
Daruusta intaadan Baran
Dugsiga Baro


Sadex Midood-
Mid Weey iheesaa🥀 Midna Waa is_ haynaa🦋 Midka Danbane Wuu ihayaa
* inaan wax Qabsado way iheesaa
*Dadaalna waan is_haynaa🏃‍♀️
*waqtiguna wuu ihayaa🦋


وكم من القلوب فرحت با الحب ولكن ابكاها النصيب❤

imisa qalbi Ayaaa Kufaraxsan Jaceylka Balse Nasiibku Ka oohisiiyay😰


Qofkii inooleeya Baa Nooleestaa❤qofkii idaganeh ilaahay Hawanajiyo🥰



الحب بقاء وليس لقاء❤🦋

رب اجعلني مقيم الصلاة ومن دريتي ربنا وتقبل دعاء🤲


Sadax waan jeclahay?❤
1 Amaanta🗣
2 Ducada🤲
3 Hadiyada🎁
Sadex Waa Necbahay ?😡
1 xaqiraada
2 Eeda
3xaasidnimada
Sadex waa ii astaan?
1 Jaceylka❤
2 kalsoonida
3 Daacadnimada😔
Sadex waan kacabsadaa?
1biyaha
2mugdiga
3 Aakhiro
Sadex waaku ildoogsadaa?
1 ubaxa🌹
2 ubadka👨‍👦
3 xeebta
Sadex waa Aaminsanahay ?
1 Runta
2 rafiiqa
3 reerka
Sadex waan Saluugaa?
1 sirta dumarka
2 siriqda Raga
3 dhaqan Xumada
Sadex Waan kahelaa?
1 Qur'aanka
2 saaxiibda
3 sooryada
Sadex Waan udulqaadan ?
1 duruufta
2 Doqonka
3 doonisteyda
Sadex waa sirta Noloshyda ?
1 Eex la Aan
2 Af gaabni
3 ixtiraam
Sadex Waan Saadaalsadaa ?
1 gogol nabdoon
2 Guri Barwaaqo
3 Geesi Aan udhaxo
Sadex masugo soolaabashadooda?
1 Abaal aan Galay
2 Amaah igamaqan
3 Arin iga Horeese
Sadex kumadagdago ?
1 hadalka La iskadhaho
2 Dalxiiska Kadiska Ah
3 Kun iyo Kow sheekadood
Sadex waa Kaalintayda?
1 Adeeg Dhagar La Aana
2 Aadaab Aqoontu Raacday
3 Astur Amarka eeba Ah

Sadex Waa Lagu Hodmaa ?
1 hoo walid
2 hayn Cibado
3 hagar La Aan Tol.

Qormadeydaan Waxaan Qoray Tarikh 20/3/2021 Asc❤

Invited by: EVI

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
October 17, 2023 2,516 +16 +0.7%
April 18, 2022 2,500 -100 -3.9%
April 14, 2022 2,600 +100 +4.0%
April 11, 2022 2,500 -100 -3.9%
April 09, 2022 2,600 +100 +4.0%
March 21, 2022 2,500 -100 -3.9%
March 08, 2022 2,600 +100 +4.0%
February 20, 2022 2,500 -100 -3.9%
January 29, 2022 2,600 +100 +4.0%
October 24, 2021 2,500 +100 +4.2%

Charts

Member of

More Clubhouse users