Sumaya on Clubhouse

Updated: Oct 20, 2023
Sumaya Clubhouse
265 Followers
189 Following
@dhawran Username

Bio

➪꧁بسْــــــــمِ ﷲِالرَّحْمَنِ الرَّحِيـــــْــمِ꧂

وَأُفَوِّضُ أَمْرِي إِلَى اللَّهِ ۚ إِنَّ اللَّهَ بَصِيرٌ بِالْعِبَادِ☝🏾💓

أللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على
دينك🤍🤍🥰
 
اللهُم ألهمنا الخيرَ في أمورنا وألقِ الاطمئنانَ في قلوبنا🕊️🌿
💍❤️

🧕☪️صومالي🇸🇴

💗❤️DHOWRSAN 💗❤️


1. Dadka ilaahay ka cabsada waxa loogu bushaareeyey khayr oo dhan. (الذين آمنوا وكانوا يتقون لهم البشرى)

2. Dadka ilaahay ka baqa wuu kaalmaynayaa waana caawinayaa. ( إن الله مع الذين اتقوا والذين هم محسنون)

3. Dadka ilaahay ka baqa wuxuu ku arsaaqayaa inay cilmiga fahmaan oo ku toosaan ilaahayna waa toosinayaa swt. (يا أيها الذين آمنوا إن تتقوا الله يجعل لكم فرقاناً ).

4. Dadka ilahay ka baqa wuxuu ka tirtiraa xumaantii ay sameeyeen. (ومن يتق الله يكفر عنه سيئاته ويعظم له أجرا )

5. Dadka ilaahay ka baqa wuxuu u sahlaa arimahooda. (ومن يتق الله يجعل له من أمره يسرا)

“ Diin walbaa waxay leedahay dhaqan dhaqanka islaamkuna waa
xishoodka”
كما قال رسول الله صلى عليه وسلم
(لكل دين خلق وخلق الإسلام الحياء )

وَمَنْ أَعْرَضَ عَن ذِكْرِي فَإِنَّ لَهُ مَعِيشَةً ضَنكًا وَنَحْشُرُهُ يَوْمَالْقِيَامَةِ أَعْمَىٰ

(Ta-ha - 124)
*ruuxisa ka jeedsada xuskeyga (Quraanka) waxaa u sugnaaday nolol cidhiidhi ah, waxaana soo* *kulminaynaa maalinta qiyaame isagoo arag La'*.💔:

قَالَ رَبِّ لِمَ حَشَرْتَنِي أَعْمَىٰ وَقَدْ كُنتُ بَصِيرًا

(Ta-ha - 125)
*wuxuuna dhihi Eebow maxaad ii soo kulmisay (keentay) anoo arag la' oona ahaa arke (adduunkii)*☹️.

قَالَ كَذَٰلِكَ أَتَتْكَ آيَاتُنَا فَنَسِيتَهَا ۖ وَكَذَٰلِكَ الْيَوْمَ تُنسَىٰ

(Ta-ha - 126)
*wuxuu yidhaa (Eebe) waa saas waxaa kuu timid aayadahanaga waadna halmaantay saasaana maanta lagaaga tagi (sida halmaan)*😭

۞ وَسَارِعُوا إِلَىٰ مَغْفِرَةٍ مِّن رَّبِّكُمْ وَجَنَّةٍ عَرْضُهَا السَّمَاوَاتُ وَالْأَرْضُ أُعِدَّتْ لِلْمُتَّقِينَ

(Al-i'Imran - 133)
Una deg daga Dambi dhaafka Eebihiin iyo Janno Ballaadhkeedu yahay Samaawaadka iyo Dhulka oo loo darbay kuwa dhawrsada.


Halka laga hagaaga waa qalbiga halka laga xumaadana waa qalbiga
Waxa kaliyee hagaajiya qalbiguna waa
معرفة الله❤️
🧕🏽☪️

انّ الدين عند الله الإسلام ☝🏼

Member of

More Clubhouse users