Abdalla Deeq on Clubhouse

Updated: Sep 27, 2023
Abdalla Deeq Clubhouse
588 Followers
646 Following
Mar 7, 2021 Registered
@deequk Username

Bio

๐Ÿ”ž๐Ÿ”ž๐Ÿ”ž
๐Ÿ“ˆEconomicst
Snp: Deequk01โœช

#Geraaro

Shimbir geed dul fadhida marnaba kama cabsato in laanta ay saaran tahay la jabto, sababtoo ah kalsoonideedu ma aha laanta balse waa baalasheeda. Had & jeer ku kalsoonow naftaada.

Qorrax-dhaca halkan waxay Qorrax soo bax u tahay dhinac kale oo Aduunka ka mid ah. Ha quusan sababtoo ah wax u muuqda dhamaad ayaa xaqiiqdii ah bilow cusub.

Muhim Maaha inaad ka xanaaqdo wax dhabarkaaga laga yiri waayo hortaada lagama odhan karo.

Ha ku dadaalin inaad dhisato guri weyn oo aad ku noolaato, laakiin ku dadaal inaad dhisato guri aad ku noolaato oo xasiloon oo ay ka dhex iftiimayso akhlaaq wanaagsan iyo Allah ka cabsi.

Awood uma lihid inaad bedesho muuqaalkaaga si aad u noqoto kan dadka ugu quruxda badan, laakiin waxaad awood u leedahay inaad bedesho dhaqankaaga si aad u noqoto kan dadka ugu akhlaaqda wanaagsan.

Noloshu waxay macno badan yeelataa marki aad garowsato xaqiiqda fudud ee ah in fursad isku mid ah aysan laba jeer ku soo mareyn. Ka faaโ€™iideyso fursad kasta.

Tartanka u dhaxeeya Libaax & Deero, marar badan waxaa guuleystay Deerada sababtoo ah Libaaxa wuxuu u ordayay oo keliya cunto, Deeraduna waxay u ordeysay Nolol. Xusuuso: Ujeedo (hadaf) ayaa aad uga muhiimsan Baahida. Ha noqon qof cunto keliya u orda

Ha isku mashquulin hana ka fekirin gefkii shalayto, waayo berri waa fursad kale oo aad ku sixi kartid intii shalay qabyada kaa ahayd.

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
September 27, 2023 588 +6 +1.1%
November 16, 2022 582 -5 -0.9%
September 07, 2022 587 -4 -0.7%
July 28, 2022 591 +1 +0.2%
June 21, 2022 590 -1 -0.2%
May 15, 2022 591 -2 -0.4%
April 06, 2022 593 -2 -0.4%
February 07, 2022 595 -2 -0.4%
January 01, 2022 597 -5 -0.9%
October 16, 2021 602 -1 -0.2%

Charts

Member of

More Clubhouse users