K̶o̶r̶n̶a̶y̶l̶ Darwiish on Clubhouse

Updated: Apr 26, 2024
K̶o̶r̶n̶a̶y̶l̶ Darwiish Clubhouse
2k Followers
1.4k Following
@darwish143 Username

Bio

Nin waliba ceesaanti ceel gee🤙
⬜️⬜️⬜️🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦
⬜️🐎⬜️🟦🟦🟦⭐️🟦🟦🟦
⬜️⬜️⬜️🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦
fitness💪
💙🤍💙🐎🇸🇱💪

Abwaan laba go,le

Boqoradii aduunyadu tiqiin bari saban
Kii

Bir adayga qarankii lahaa
baxada iyo xooga

Gaalada kuwii beydadshee beerka ka asaashay

Badraan iyo cayaar kuma galaan loo bilaash dilo'e.

Aar cadho burkii jabiyoo booca karinaaya

Maroodiga banaan qooqaya iyo qalanjo buubaysa

Waran bagax ah odayaal sitaa uma badheedhane

Inkastaad barwaaqo iyo nabad ugu bishaarayso

Gun balaayo kaa doontey oo boqon ku goynaysa

Baaruuda in aad buufisa waa banaan tahaye

Bah yaraa bur hoostiis gala oo baqo dharaartiiye

Bariistiyo hadhkiibaa tolkay col u badheedhaaye

Barqo weerar baa lagu yaqaan baarka aan ahaye.

Hadaad cadho bugood mira tahoo gaadho badankooda

Buntukh iyo lagumaba waabin karo belel rasaaseede🐎🐎💪💪

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
April 26, 2024 2,059 +30 +1.5%
March 17, 2024 2,029 +11 +0.6%
February 24, 2024 2,018 +21 +1.1%
February 07, 2024 1,997 +16 +0.9%
January 20, 2024 1,981 +35 +1.8%
January 04, 2024 1,946 +21 +1.1%
December 19, 2023 1,925 +34 +1.8%
December 04, 2023 1,891 +25 +1.4%
November 19, 2023 1,866 +5 +0.3%
November 08, 2023 1,861 +4 +0.3%

Charts

Member of

More Clubhouse users