Ħʊღαиιѕт A⃠ᏔE⃠ᗬ on Clubhouse

Updated: Mar 22, 2024
Ħʊღαиιѕт A⃠ᏔE⃠ᗬ Clubhouse
1.2k Followers
972 Following
@darwiiska-nool Username

Bio

“Waxa jira hadal agtaada ka fudud balse qofka kale agtiisa ku culus oo aad ku waayi kartida kalsoonnidii agtiisa ku taallay oo dhan. Dhanka kale ha noqon qof mar kaste sameeya ficil uu isleeyahay qofkan kale ma dareensana, waxa laga yaaba innuu kaa dareen dheer yahay qofkaasi dhanka fahanka. Qofka asalka lihi waa ka qiyim fiican yahay qofka leh dhawrka waji.”


Wali maad dareemine
Maalin baad qof kaa duday
Dadna aad ugu jeceshahay
Ugu heesi doontaa
Waan kuu dulloobaye
Mar un ii asxaan dabac
Dibna iigu soo noqo!!!💔🥲

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 22, 2024 1,253 +2 +0.2%
February 11, 2024 1,251 +1 +0.1%
January 25, 2024 1,250 +57 +4.8%
August 26, 2021 1,193 +190 +19.0%
June 27, 2021 1,003 +2 +0.2%
June 17, 2021 1,001 -4 -0.4%

Charts

Member of

More Clubhouse users