Bin Abraahiin on Clubhouse

Updated: Jul 17, 2023
Bin Abraahiin Clubhouse
493 Followers
842 Following
Aug 11, 2021 Registered
@daratoole Username

Bio

AUN "Maxamuud Omaar Astaantadii garo reer walboo lagu ogeeysii" "Gudi dhaqan leh gole guurti iyo xeerbeegti gablan uma horsedaan dad eey gacal u sheegteen. AUN QARYAAN DHOODAAN.
Boqorkaan dhacaynee murtida baarqabkii gabayga

Billaddeeda wiilkii hantiyey barrihii suugaanta

Haddaad beer adaygaaga tidhi waan u bixi maanta

Naf aad birqooshaad siddaa ood budkaw qodiyee

Is biimaynta qaarkeedna waa kuu baraarnimo e

Ma gaadhaayo bayd aad furtaa Boqorka Dhoodaane

Anaan baratamaynaa haddaad wax is bidaysaaye

Billaawuhu markuu kugu dhaciyo baaska daba jooga

Barkad-naxa barriiqada siddii bilista how yeedhin

Invited by: Guhaad Weerar

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
July 17, 2023 493 -13 -2.6%
August 16, 2022 506 +2 +0.4%
July 10, 2022 504 -2 -0.4%
June 03, 2022 506 -8 -1.6%
April 26, 2022 514 -3 -0.6%
March 18, 2022 517 -3 -0.6%
January 20, 2022 520 -4 -0.8%
December 13, 2021 524 +35 +7.2%
November 05, 2021 489 +22 +4.8%

Charts

Member of

More Clubhouse users