MADASHA GANGS BARUUD on Clubhouse

MADASHA GANGS BARUUD Clubhouse
1.4k Members
Updated: Mar 20, 2024

Description

Kusoo Dhawoow Madasha Ugaas Samatar Ugaas Xirsi Ugaas Khalaf Walale ❤💘😗🦁


Dalxiiskiisa Caashaqa💚💙❤👇💪✊) The (One) and ) ONLY:) Ogadenia🐎🦁🌍🇬🇲


Godey iyo Afdheer iyo Masliyo gebiyadii Qooxle

Gollihii Nogbeediyo Bankiyo gurada Hawdheere

Gabbal dhinacyadeediyo Surmi iyo gacamadii Diima

Wabigii Ganaaniyo Jubba iyo godonnadii Waamo

Sagag gaararkeediyo intii Salagle loo gaadho

Dhulkii aan gallaydiyo nimcada goorna laga waayin

Goonyaha Tantoomi  iyo Gan iyo Guradii Baardheere

Goljaniyo Awaariyo gudihii Daaloote

Gaarris weyntii nafluhu uu u wada guuray

Gurigii Kismaayiyo badda iyo Jilib gedaankeeda

Afmadoow garkeediyo Sibiyo , Sulul garaarkeda

Dhagaxbuur dusheediyo Wajeer Xagar gawaankeeda

Galshadii Bulaaliyo Xayiyo Faafi garabkeeda

Geedihii Bu'aale Ee cagaarkoodu gu'in  gu iyo jiilaalba

Deeqowgii gumaysiga necbaa golihi uu joogay

Nin Naftiisa Huray iyo halyay  geesi oo dirira

Haddaan gabay ku faallayn lahaa  waan gam'i lahaa Walale💖❤🙈😗
Sharciga Madasha Waa inaad Nagu Tixgalisaa Walale ❤💘: Kusoo Dhawoow Madasha Ugaas Samatar Ugaas Xirsi Ugaas Khalaf Walale ❤💘😗

Rules

Sharciga Madasha Waa inaad Nagu Tixgalisaa Walale ❤💘

Kusoo Dhawoow Madasha Ugaas Samatar Ugaas Xirsi Ugaas Khalaf Walale ❤💘😗

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
March 20, 2024 1,421 +2 +0.2%
January 29, 2024 1,419 0 0.0%
December 16, 2023 1,419 0 0.0%
November 06, 2023 1,419 +1 +0.1%
October 06, 2023 1,418 +1 +0.1%
September 06, 2023 1,417 +1 +0.1%
August 09, 2023 1,416 +1 +0.1%
July 08, 2023 1,415 0 0.0%
June 15, 2023 1,415 -16 -1.2%
March 15, 2023 1,431 +31 +2.3%
March 11, 2022 1,400 +291 +26.3%
November 22, 2021 1,109 +2 +0.2%
November 21, 2021 1,107 +1 +0.1%
November 20, 2021 1,106 +1 +0.1%
November 18, 2021 1,105 +2 +0.2%
November 17, 2021 1,103 +1 +0.1%
November 15, 2021 1,102 +1 +0.1%
November 14, 2021 1,101 +4 +0.4%
November 10, 2021 1,097 +1 +0.1%
November 09, 2021 1,096 +1 +0.1%
November 08, 2021 1,095 -3 -0.3%
November 05, 2021 1,098 -1 -0.1%
November 04, 2021 1,099 +54 +5.2%
October 31, 2021 1,045 -1 -0.1%
October 30, 2021 1,046 -1 -0.1%
October 28, 2021 1,047 -1 -0.1%
October 27, 2021 1,048 +510 +94.8%
August 26, 2021 538 +7 +1.4%
August 25, 2021 531 +24 +4.8%
August 24, 2021 507 +2 +0.4%

Charts

Some Club Members

More Clubs