Dadkoon nacas igu ogeyn.    
Marbaan qaataa dulmiga
Marbaan doqon liidatiyo
Nolosha metala dabaal.     
Waayaha u noqda daciif
Dan ban leeyee mar baan 
Dad nimo wacan muujiyaa
Dambiga qof kaleeto galo
Dagtayda mar baan sudhaa
Dulqaataa oon socdaa
😊🇸🇴
🚾🚾🚾🚾🚾🚾☑️
Cad haduu carada kaga dhaco
Amase ciidoobo✅
Caqli nimuu ku weyn yahay
Ma cuno Calafka qaarkiise
Aniga caruuraha yar yari
Wayga ceenka ✅📖
Maxan adiga kaala hadla 
Caaaqil ban ahaye 
⌚️
Invited by: Naaju Abdi
if the data has not been changed, no new rows will appear.
| Day | Followers | Gain | % Gain | 
|---|---|---|---|
| July 01, 2024 | 1,241 | +25 | +2.1% | 
| May 29, 2024 | 1,216 | +39 | +3.4% | 
| April 26, 2024 | 1,177 | +19 | +1.7% | 
| March 17, 2024 | 1,158 | +4 | +0.4% | 
| February 24, 2024 | 1,154 | +7 | +0.7% | 
| February 07, 2024 | 1,147 | +12 | +1.1% | 
| January 20, 2024 | 1,135 | +7 | +0.7% | 
| January 04, 2024 | 1,128 | +4 | +0.4% | 
| December 19, 2023 | 1,124 | +2 | +0.2% | 
| December 04, 2023 | 1,122 | +4 | +0.4% |