☞︎Ⓜ️𝕌𝕊𝕃𝕀𝕄 🅶🅰︎🅽🅶🆂☠︎︎𓅓🇸🇴
Who am I. Iisheeg adiga...
............ Kumaa tahay adiga isasheeg.... Maxay yihiin iyaga bal noo sheeg.....qof Walba wuxuu yahay Eebba un baa og. Miskiin daciif ah baa tahay adigu....ha.iska dhigin Wax aadan ahayn... Ha. Isku yeelin tabar aadan lahayn.... Ha Is moodin Wax aadan ahayn... Is daji cagaha dhulka dhig.... Qof xanuun San ayaad tahay rabi hakucaafiyo🤲.... Lama taab taan looma taliyaan.
قل كل يعمل علىٰ شاكلته فربكم أعلم
بمن هو أهدىٰ سبيلا
(Al-Israa - 84)
Waxaad dhahdaa cid kasta ha ku camal fasho jidkkeda (Diinteeda) Eebihiinbaa og Cidda jidkeedu hanuun badan yahaye..............................................
Tusaale haddii aad caqli lahaan lahayd markii aad ku jirtay raximka hooyadaadii Kadibne haddii lagu dhihi lahaa ''Maallin uun halkani waad ka tegi doontaa, Waxaad tegi doontaa caalam cusub oo 5 qaaradood ka kooban waxaaana la dhahaa (DUNİ). Caalamkaasi waxaa cunta ka ah waxyaabaha dhulka kasoo baxa iyo xoolaha nool. Caalamka aad tegi doontid waa caalam dagaal iyo dad iskhilaafsan ay ku noolyihiin, Waa meel qaraxyo iyo cuduro ay ka dhacaan. Caalamkaasi marka lagu geeyo haddana ilaa muddo marka aad joogto caalam kale oo (Aakhiro) ladhaho ayaa usii gudbi doontaa, Caalamkaasi ayaa nolal qurux badan oo wanaagsan laga helayaa''. Waxaa ay u badan tahay haddii Raximka adoo ku jiro hadalkani haddii laguugu dhihi lahaa in aad beenin lahayd, Nolasha oo dhan waa halkani uun caalam kale oo 5 qaarad ka kooban waa been iyo khuraafad ayaa laga yaabaa in dad badan ay dhihi lahaayeen. Laakiin marka ay dhashtaan oo 9 bilood la gaaro aduunkana ay imaadaan SUBAX CUSUB ayey ku noqon lahayd 😂 Siddani oo kale dad badan ayaa maanta Aakhiro ama nolal kale in aysan jirin u maleeya...
🇸🇴