Murti Maal (cmj) on Clubhouse

Updated: Dec 15, 2023
Murti Maal (cmj) Clubhouse
604 Followers
878 Following
Mar 21, 2021 Registered
@cirtoogote Username

Bio

Dadku kala ayaan roon Ama kala aqoon dheer Ama kala asluub weyn Hadaan eed la doonayn Ama deeq Illaahay Asaraar ka taagnayn Dadku eexo kaa gelin
Inan yahay la'aantaa
Dumar lama abuureen
Gabadh lama ammaaneen
Jacayl looma ooyeen
Geed beer udgoon iyo
Ku dhex-yaal ugbaadoo
Ubax iyo man fuulaay
Ulihii madheedhkee Iimey ku yaalliyo
Ilo wada xareedoo
Nafta lagu illaawaay
Dayaxoo iftiimoo
Arladoo dhan gadhoo Afar iyo tobnaadaay Qorraxdoo aroortii
Dhulka soo abbaartoo
Sagal iid dhex joogtaay Waxaad tahay adduunyada Dhexda udubka haystoo Xejiyoo adkeeyoo Af-gobaadsan maayoo Qurux lama amaahdee Ashkir geenyo ugubey Adhaxdiyo laf-dhabartiyo Sanbabbada agtoodiyo Ililaha halbowlaha
Eebaa ku mudanoo Arrintii cuslaatoo
Naftu aammusnaantii Iimaansan weydoo ogobeey jacaylkii
Soo dhaafyey uurkoo Afku haysan waayoo Goortaan fagaatee
Indhuhu ku waayeen naftu olol bilaywdayee
Inaan ku helayaan
Naftayda ku sii sabi
Yaa illaahal caalam

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
December 15, 2023 604 -6 -1.0%
November 27, 2022 610 -3 -0.5%
September 18, 2022 613 -5 -0.9%
August 02, 2022 618 +1 +0.2%
June 26, 2022 617 -16 -2.6%
May 20, 2022 633 -3 -0.5%
April 12, 2022 636 -12 -1.9%
January 06, 2022 648 -2 -0.4%
November 29, 2021 650 +44 +7.3%
October 21, 2021 606 +58 +10.6%

Charts

Member of

More Clubhouse users